Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ay wehlinayaan Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Maxamed Nuur Gacal ayaa furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada maamulka Galmudug.
Day: January 30, 2024
NISA oo soo afjartay kooxo dadka ka qal qalin jiray baraha bulshada
Haya'adda Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa goor dhoweeyd shaacisay in 20 koox oo shacabka ka qal qalin jiray baraha Internet-ka in ay bur burisay dhammaantood.
Itoobiya oo xayiraad kusoo rogtay gawaarida gaarka loo leeyahay
Maamulka dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay xayiraad ku soo rogayaan soo dejinta dhammaan gawaadhida gaarka loo leeyahay ee ku shaqeeya shidaalka si ay hoos ugu dhigaan ku tiirsanaanta shidaalka, xilli dalkaasi ay soo food saartay dhaqaale yari ba’an.
Two vessels freed following Somali pirate hijackings
The rise in pirate activity off Somalia suggests the impact of the Gaza war continues to spread across the region. One Sri Lankan and one Iranian vessel are reported to have been freed following hijackings by Somali pirates. Seychelles forces rescued a Sri Lankan fishing boat on Monday, according to President Wavel Ramkalawan’s office. Meanwhile,...
Tribal allegiances and sports: The impact on inter-state football games in Somalia
The ongoing inter-state football games in Somalia have sparked a heated debate surrounding the nature of the federal states in Somalia and the influence of tribal allegiances. These discussions have brought to light the complexities faced by Somali youth, who find themselves supporting federal states based on their tribal connections rather than their place of...
Q.M “Nabadda iyo Ammaanka Afrika”- Dood adag.
NewYork (Raxanreeb ) Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xiisada u dhaxeeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ka dib dalab ay dirtay Dowladda Soomaaliya. Golaha amaanka ayaa sheegay in dhinacyadu looga baahan yahay in ay ilaaliyaan xasiloonida iyo nabadda taas oo daw u ah ammaanka guud ahaan qaarada Afrika. Kulankan...
PAKISTAN : Maxkamad 10 sanno ku xukuntay Imran Khan.
Islamabad (Raxanreeb ) Maxkamad si gaar ah loogu saaray Imran Khan ayaa ku xukuntay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan 10 sano oo xabsi ah, waxaa sidaas xaqiijiyey xisbigiisa. Maxkamadan gaarka ah oo lagu sameeyey qaraarada qarsoon ee rasmiga ah ayaa ku dhawaaqday xukunka ay Khan iyo Wasiirkiisii hore ee Arrimaha Dibeda ugu riday xarigga 10ka...
Tartanka Cayaaraha : Ma is- dhaxgal bulsho ama awoodsiin Qabiil ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartan kubadda cagta ee gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyada kaas oo ay ka maqnayeen maamul goboleedyada Puntland iyo koonfur Galbeed. Maqnaanshaha labada maamul goboleed ayaa macna tiray markii horeba , tartanka waxaana intaas dheer intii uu socday in dadka ay u kala baxeen qabiilo ilaa ...
MW Xasan muxuu u sababayeey inuu adkaan doono xiriirka Afrika & Roma?
Roma (Raxareeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu adkaan doono xiriirka Afrika iyo Taliyaaniga loona baahan yahay in la yimaado qorshihii ku hagaagi lahaa. Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shirka Taliyaaniga iyo Afrika ayaa sheegay in wali ay jirto dal jecel inuu ku xad gudbo dal kale taasna ay keeni...
DENI oo laga sugayo xukuumad cusub & su’aallo la is waydiinayo.
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntlland ee dhawaan lagu caleemasaaray magaalada Garoowe ayaa bilaabay la tashiyo la xiriira dhismaha xukuumad cusub oo bedeli doonta tii hore. Xarunta madaxtooyada Garoowe waxaa ka soconayay 24-kii saac ee la soo dhaafay shirar kala duwan ee madaxwaynaha maamulkaas uu la lahaa la- taliyaashiisa iyo xubnaha ku dhaw. Saciid Deni...