Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka degay caasimadda Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo uu ka billaabayo booqasho rasmi ah.
Day: January 8, 2024
Dib u doorashada DENI maxay uga dhigan tahay Xasan Sheekh ? Jaangoynta 2026.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe oo in mudda ah uu ka jiray karkar siyaasadeed ayaa maanta oo isniin ah waxa ka dhacay isbedel soo afjaray muran in muddo ah ka taagnayd geedi socodka doorashada. Doorashada oo ay riixayeen danlay badan oo siyaasadeed ayaa waxaa ku guulaystay in shanta sanno ee soo socota uu layliyo maamulkaas...
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo la doortay- sidee u dhacday ?.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe waxaa maanta oo Isniin ah ka dhacday doorashada Madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa taas oo qayb ka ah isbedelka Puntland shanta sanno ee soo socota. Madaxwaynaha Puntland waxaa mar labaad loo doortay Saciid Deni halka Madaxwayne ku xigeenka maamulkaas loo doortay Ilyaas Cusmaan Lugatoor. Lugatoor ayaa guuleystay ka dib markii...
Said Abdullahi Deni re-elected as President of Puntland State, Continuing
In a momentous turn of Election Event Mr. Said Abdullahi Deni, a leader of the KAAH Party has been re-elected as the President of Puntland State securing a renewed mandate to lead the State for 2024-2029 The re-election of Mr. Deni reflects the trust and confidence placed in their leadership, as citizens rally behind their...
Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.
Garoowe (Raxanreeb ) Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu magaciisu si wayn u soo shaac baxay markii uu isu soo sharraxay doorashada xilka madaxweynaha Madaxweynaha Soomaalia, sanadkii 2016-kii, inkastoo uu horay usoo qabtay xilal kale. Dhowr sano kaddib waxa uu doorasho loollan adag lahayd ugu tartamay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, taasoo uu ku guulaystay sanadkii...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashada Puntland
Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo loogu hambalyeeyay madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni, oo mar kale Puntland madaxweyne ka noqday, doorashadaaai oo ka dhacday magaalada Garowe.
DEG-DEG : Madaxwayne DENI oo markale hoggaamin doono Puntland.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa ku soo dhamaaday doorashada madaxtinimada maamulkaas oo saaka hore bilaabatay . Doorashadan waxa ay martay seddax wareeg oo lagu soo kala adkaaday isla markaana ay hareen musharaxiin dhawr ah. Doorashada wareega ugu danbeeyay waxa ku tartamay Saciid Cabdulaahi Deni iyo Guuleed Saalax kuwaas oo kala helay 45...
TOOS: Saciid DENI & Guled Salaax oo isugu soo haray doorashada.
Garoowe (Raxanreeb ) Doorashada maamulka Puntland ayaa si habsmi leh uga socota magaalada Garoowe ee Puntland halkaas oo maanta la filayo inuu ka dhaco isbedel. Waxaa la soo gaba gabeeyay wareega labaad oo markii hore isugu soo haray seddax musharax oo kala ahaa Deni , Haruse iyo Guled . Wareegan waxa isugu soo haray laba...
PUNTLAND : Seddax musharrax oo u gudbay wareega labaad ee doorashada.
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo gaba gaboobay wareega kowaad ee Doorashada Madaxtinimada maamulka Puntland oo soo bilaabatay saaka . Xilka madaxweynaha waxaa ku loolami doono illaa 11 musharrax oo uu ku jiro madaxweyne Saciid Deni oo loolan adag kala kulmaya xubnaha mucaaradka.35 Cod DENI. Wareega labaad waxaa u soo gudbay seddax musharax oo kala ah...
ISBEDEL : Puntland maanta ayay soo afjaraysaa murankii doorashada.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland maanta oo Isniin ah waxaa si toos ah uga bilowday doorashada Madaxtunimada iyo ku xigeenka ka dib muran dheer oo in mudda ka taagnaa. Amaanka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta si aad ah loo adkeeyay waxaana waddooyin badan oo maamulkaas ah la dhigay ciidamo fara badan oo...