Day: January 29, 2024

Home » Archives for January 29, 2024
Xasan Sheekh oo war kasoo saaray guushii Galmudug
Post

Xasan Sheekh oo war kasoo saaray guushii Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay xulka Galmudug, iyo taageereyaashooda, guushii galabta ay ka gaareen dhiggooda Hirshabeelle, ciyaaraha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, oo maanta Muqdisho, kusoo idlaatay.

Villa Somalia ‘’Xasan  Sheekh lama kulmayo Abiy Ahmed ‘’
Post

Villa Somalia ‘’Xasan  Sheekh lama kulmayo Abiy Ahmed ‘’

Roma (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga ,ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay warar sheegaya inuu la kulmi doono Ra’iisulwasaaraha  Itoobiya Abiy Ahmed. Kulanka  waxaa riixayay madaxda dalka Taliyaaniga oo marti galinaya kulanka madaxda Afrika iyo dalka Taliyaaniga. “Ma jiro wax wadahadal ah...

Finland oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo Reer Galbeed ah oo Afrika u magacaaba diblumaasi gobolkaas ka soo jeeda
Post

Finland oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo Reer Galbeed ah oo Afrika u magacaaba diblumaasi gobolkaas ka soo jeeda

Helsinki (Raxanreeb ) Finland oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo Reer Galbeed ah oo arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika u magacaaba diblumaasi gobolkaas ka soo jeeda Dowladda Finland ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay oo dalalka Reer Galbeed ah oo arrimaha nabadda ee Geeska Afrika si rasmi ah ugu magacaaba diblumaasi asal ahaan ka soo...

Xamse Barre oo xil ka qaaday Wasiirro kuwa cusubna magacaabay.
Post

Xamse Barre oo xil ka qaaday Wasiirro kuwa cusubna magacaabay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Xamse Cabdi Barre ayaa sameeyey isku shaandeyn kooban oo Golaha Wasiirada ah. Xubnaha cusub ayaa kala ah 1- Maxamed Cabdi Xayyir Maareeye oo loo magacaabay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, waxaa lagu bedelay Mudane, Axmed Madoobe Nuunow 2- Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa loo magacaabay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyenta,...