Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtiga badan la soo galiyay dhamaystirka Dastuurka hadana uu marayo meel gaba gaba ah oo la furi doono. Xasan Sheikh wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in...
Day: January 26, 2024
First licensed Somali-owned day care in state damaged in south Minneapolis fire
Hours after her home burned down, Hawo Gurey stood on the sidewalk looking at the remains trying to figure out how to rebuild. Not for herself, though. She was more concerned about the families that had come to rely on the day care business that was also housed inside the property. “This is very devastating....
Attacks fuel fears of return of Somali piracy, but analysts say surge is unlikely
In early December, a Maltese-flagged merchant ship was hijacked off the coast of Somalia. It is believed to be the first successful attack on a merchant ship in the region since 2017. Gerry Northwood, a former captain who commanded warships in the region with Britain’s Royal Navy, told Reuters the attacks indicate that pirates “think...
Officials: Airstrike in Somalia kills at least 20 Al-Shabab militants
A military strike killed at least 20 al-Shabab militants in central Somalia, regional and military officials said Thursday. “Somali military forces, supported by international partners, conducted the airstrike in the town of Galhareri, targeting sites the militants used to manufacture improvised firearms, bombs and other explosives,” Galmudug Regional Security Minister Mohamed Aden Gaboobe told VOA...
FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loogu falceliyay muuqaal madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo soo galay Hall-ka lagu caleemasaarayay Deni oo ay u istaagteen Xasan Sheekh madaxdii joogtay hase ahaatee kursigiisu aan ka kicin saciid. Waxa ku jiray muuqaalkaas sidoo kale madaxwayne Saciid Deni oo ku amraya sida loo fasiray ku xigeenkiisa inuusan istaagan oo...
DENI ‘’ Waxaan dhigayaa gogol dib u heshisiin si khilaafka loo dhameeyo ‘’.
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu dhigo gogol dib u heshiisiin ah si loo wada hadlo. Madaxwayanha waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee muddada dheer soo jiitamayay kaas oo ragaadeeyay geedi socodka dowladnimada Soomaaliya...
Itoobiyaan baneeyeen fariisimo ay ku lahayeen Jubbaland.
Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay baneeyeen xero ciidan oo ku taala deegaanada gobolada Jubooyinka ee maamulka Jubbaland. Ciidankan ayaa qayb ka ahaa howlgalka ATMIS ee midowga Afrika oo markii hore la oran jiray AMISOM. Wasiirka Amniga Jubbaland Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen...
SAWIRO : Sidee u dhacday xaflada caleemasaarka DENI ?.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka dhacday xaflada caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni. Waxaa ka qayb galay xaflada madax hore , masuuliyiin siyaasiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada caleeamasaarka Madaxwayne Saciid Deni. Munaasibadda waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Wadaxweynayaasha Maamul goboleedyada Soomaaliya, Koonfur Galbeed,...