Warsaxaafdeed ay soo saartay waaxda socdaalka ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in wax looga baddalay go'aan ay hore usoo saartay oo ahaa, in muwaadiniinta awalba dalkugalka u baahnaa ay weli u baahan doonaan si ay usoo galaan Kenya taas oo liddi ku noqotay hadalkii madaxweynaha Kenya ee ahaa in gebi ahaanba la qaadi doono xayiraadda dalkugalka.
Day: January 7, 2024
Wasiirkii Gaashaandhigga ee Somaliland oo iscasilay
Wasiirkii Gaashaandhigga Jamhuuriyadda gooni isutaaggeeda ku dhawaaqday ee Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waraysi uu siiyey telefishinka maxalliga ah ee Horyal waxa uu ku sheegay in uu xilkii iska casilay.
‘’ Xasan waxa uu doonayay inuu nagu cadaadiyo wax ka bedelka Dastuurka ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Puntland ay kala kulantay caqabado badan iyo cadaasi xoogan. Saciid DENI oo ku jira Olole inuu markale soo laabto ayaa sheegay in waxyaabaha ugu badan ee ay kala kulmeen Xasan Sheekh Maxamuud dadka reer Puntland ay tahay...
QM: Dagaalka Gaza waa in uu dhammaadaa
Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar ku wadday Marinka Gaza uu dhulkaasi ka dhigay meel aan la degaan ah, iyadoo uu shaqaalaha gargaarka ka dhigay in ay qabtaan “howlgal aan macquul aheyn” oo ay doonayaan in ay ku taageeraan dad ka badan laba milyan oo qof.
Maxay tahay ceelasha shidaal ee Itoobiya ka heleyso dhulka Soomaaliya?
Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa, ayaa shaaca uga qaaday wareysi uu bixiyay xogo xasaasi ah, oo ku saabsan dhulka Itoobiya la siiyay ee Somaliland, heshiiska is afgaradka ahaa ee ku gaareen Addis Ababa, oo ay ku jiraan labo ceel shidaal ah, dhulka la siiyay Itoobiya.