Day: January 2, 2024

Home » Archives for January 2, 2024
DHAC laga soo sheegayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.
Post

DHAC laga soo sheegayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa laga soo sheegaya caawa in ay ka dhaceen dhac loo gaystay dadka ku nool xaafadaha qaar ee magaalada. Degmada Hodan ayaa ka mid ah meelaha caawa laga soo sheegayo in ay ka dhaceen falalka la xiriira dhaca sida ay ku warameen dad ku sugan degmada...

Post

Ethiopia: Building a Future-Ready Economy

The last two decades has been a transformative period for Ethiopia. In the hands of the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), with Tigray People’s Liberation Front (TPLF) at its core, the nation embarked on a robust growth trajectory. This was marked by a state-led development model, underpinned significantly by external financing, notably debt from...

Guddoonka Barlamaanka  Puntland ee la diidan yahay oo  doorasho qabanaya
Post

Guddoonka Barlamaanka  Puntland ee la diidan yahay oo doorasho qabanaya

Garoowe (Raxanreeb ) Maanta oo Talaaada ah Guddoomiyaha KMG ah ee Guddoonka Barlamaanka Puntland ayaa magacaabay Guddiga doorashada Guddoonka Barlamaanka maamulkaas. War  uu soo saaray Guddoomiyaha KMG ah Xasan Cabdalla Xasan ayuu sheegay inuu guddiga laga doonayo in sida ugu dhaqsiyaha  u gutaan waajibka saraan ee loo igmaday. Warqad uu soo saaray Guddoomiyaha KMG ah...

Shir PUNTLAND qayb ka ahayn oo ay yeesheen  DF & maamul –goboleedyada.
Post

Shir PUNTLAND qayb ka ahayn oo ay yeesheen  DF & maamul –goboleedyada.

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha wada-tashiga Qaran ayaa isugu yimid shir looga hadlayo heshiiska ka yimid buuqa badan ee dhaxmaray , Ra’iisulwasaaraha Itoobiya ay la gashay Somaliland. Waxa uu ahaa shir waqtigiisa laga soo hormarayay sida ay sheegeen xubno ku dhawa Madaxtooyada Soomaaliya waxaana shir guddoominaya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxaa dalbaday in la isugu yimaado...

Muxuu yahay go’aanka xukuumadda ay ka qaadatay Itoobiya ?
Post

Muxuu yahay go’aanka xukuumadda ay ka qaadatay Itoobiya ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha  wasiirada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah waxa ay kulan deg deg ah ay ku yeesheen magaalada Muqdisho halkaas oo ay  ku gorfeeyeen heshiiska Abiy Ahmed iyo Muusde Biixi Cabdi. Waxaay go’aankeeda ku sheegeen in shari darro uu yahay heshiiska Badda ee dhaxmaray Ra’iisulwasaaraha Itoobiyo iyo Madaxwaynaha...

Somaliland ‘’Heshiiska Itoobiya waxaan ku doorsanay Aqoonsi‘’
Post

Somaliland ‘’Heshiiska Itoobiya waxaan ku doorsanay Aqoonsi‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumada Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay  heshiiska dhanka ah badda ah ee ay qalinka ku wada duugeen , Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Muuse Biix Cabdi. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)oo war qoraal ah soo saaray ayaa difaacay heshiiskaas oo uu ku tilmaamay inuu yahay , mid taariikh u...

FALCELIN : Heshiiskii Muuse Biixi  & Abiy oo si carro leh looga hadlay.
Post

FALCELIN : Heshiiskii Muuse Biixi  & Abiy oo si carro leh looga hadlay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Markii uu soo baxay heshiiska dhanka badda ah ee ay wada saxiixdeen Madaxwaynaha Somalilnad Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisulwaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxaa soo baxay falcelin xoogan. Madax hore iyo siyaasiin ayaa isku midaysan uga falceliyay  heshiiskaas oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid dhaawacaya madax banaanida  Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxwaynihii hore ee...

Post

Iran deploys warship to Red Sea after US navy killed 10 Houthis

On Monday, Iran dispatched its warship, Alborz, to the Red Sea, making its way towards Yemeni waters, as reported by the semi-official Tasnim news agency. This move comes shortly after the United States announced the sinking of three ships and the death of 10 Houthi militants in the region. Meanwhile, Britain issued a stern warning, indicating its...