Abwaan Nageeye Cali Khaliif, oo sannadkii hore bishii October Dowladda Federaalka, ay sheegtay in uu aaday dhanka kooxda Al-Shabaab, ayaa goordhoweeyd soo geliyay bartiisa Facebook qoraal kooban.
Day: January 16, 2024
Eight years on: Kenya remembers fallen soldiers of El Adde attack
January 15, 2024, marks the eighth anniversary of the El Adde battle at Gedo in Somalia that left over 147 KDF soldiers killed by al-Shabab militants. Several others were injured and captured during the January 15, 2016 attack at the KDF base. It happened barely five years after the KDF launched an incursion dubbed ‘Operation...
Somali, Palestinian delegations push demands ahead of non-aligned summit in Uganda
KAMPALA, UGANDA — The summit of the Non-Aligned Movement (NAM) got underway this week in Uganda’s capital, Kampala, where delegations from Somalia and the Palestinian people are lobbying members for support. While the Palestinians are calling on members to find a way to end the conflict in Gaza, Somalia says it needs support to maintain...
Uga yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay Xamarweyne.
Muqdisho (Raxanreeb ) Degmada Xamar weyne, Maanta 16 Jan 2024, abaaro 11:40Am, yaa qof naftii haligaa isku qarxiyay banaanka hore ee makhaayada Alhindi. Qasaaraha ka dhashay, ayaa ah Dhimasho 3 iyo Dhaawaca 2 qofood oo goobta ka dhawaa. Ciidanka Boliiska oo goobta ka dhawaa ayaa eryanayay Hafti-haliga, wuxuuna qarxay isaga oo ciidanka ka cararaya. Hada,...
Farmaajo oo si adag u difaacay shirkadda Hormuud ee NISA weerartay.
Doha (Raxanreeb ) Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kahadlay Weerarka Hey’adda NISA ee Shirkada Hormuud Telecom. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Farmaajo ayaa lagu yiri:- Xanibaadda xarumaha iyo joojinta shaqada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Bangiga Salaam Soomaali, waa mid dhaawac ku ah sumcadda dhaqaale ee dalka, walwalna ku abuuraysa ganacsatada Soomaaliyeed. Dalkeennu waxa...
WARCUSUB : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir.
Muqdisho (Raxanreeb ) Faafaahin ayaa ka soo baxaysa qarax maanta ka dhacay meel kaabiga ku haysa xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa la maqlay ayaa ka dhacay Xarunta aaga dowladda hoose ee halkaas oo la sheegay in ay ka socotay howlmaalmeedka gobolka. Saraakiisha ammaanka qaarkood ayaa inoo xaqiijiyay in Qaraxaasi uu ka dhacay Darbiga...
Shir deg deg ah oo looga hadlayo xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya oo la qabanayo
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa Axadi shaaciyay shir deg deg ah oo dhanka fogaan aragga ah, kaas oo looga hadlayo khilaafka u dhaxeeya dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya kadib heshiiskii is-afgarad ee Addis Ababa ku dhex maray Itoobiya iyo amhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland
JABUUTI ‘’Ciidan cusub ayaynu gaynaynaa gudaha Soomaaliya‘’
Jabtuuti (Raxanreeb ) Dowladda Jabuuti oo ka mid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya ayaa ciidan cusub oo xoojinaya ciidamadii horay uga joogay Soomaaliya u soo dirtay. Ciidamadaan cusub ayaa ah kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya kala qeyb qaadanaya xoojinta amniga, la dagaalanka Ururka Al-shabaab iyo waliba Kordhinta wadashaqaynta ka dhaxaysa labada ciidan...
Morocco oo horkacaysa isu keenista Soomaaliya iyo Itoobiya.
Morocco (Raxanreeb) Waxaa soconaya dadaalo lagu doonayo in la isku keeno dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya kuwaas oo ay hormuud ay ka yihiin dalalka ku jira Jaamacadda Carabta. Dadaaladan waxaa lagu waramayaa in ay horkacayaan dalalka uu ka mid yahay Morocco oo qabanaysa shir deg deg ah oo ZOOM ah oo ay ka qayb gali doonaan...