Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga Gobolka Banaadir, si wax la isaga weydiiyo dhibaatadii shalay loo geystay Cayaartoyda Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed kadib markii dhagxaan lagu weeraray gaarigooda. Kulankaan oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo...
Day: January 13, 2024
Kubadda cagta & Hay’adda NISA halkee iska soo galaan ?
Muqdisho (Raxanreeb) Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho waxaa ka soconaya cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ay ka qayb galayaan maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland. Wasaarada Cayaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hormuud u ah qabashada cayaarahan isla markaana masuul ka ah sida ay wax u dhacayaan , waxaana amniga sugaya ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Laakiin ku...
Xaqiiqooyinka ku hareeraysan Xasan Sheekh & Ficilada Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Itoobiya oo Somaliland kala macaamiishay heshiis is-afgarad dhanka Badda ah ayaa keentay caro xooggan oo sabab u noqday inuu magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo isla markaana madaxda dalka ay jeediyaan hadalo carro leh oo ka dhan ah Itoobiya. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal jeediyay ayaa yiri ‘’Ilaa hadda...
Madasha KGS oo go’aan adag ka soo saartay damaca Itoobiya ee Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanree) War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS ku aadan damaca qaldan oo ay Xukuumada Aby Ahmed ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliyeed. Warka ka soo baxay Madasha KGS ayaa lagu sheegay in talabadaas ay tahay mid gardara ah oo ay ku doonayso inay kugu xad gudbaysa dhulka Soomaaliyeed. Madasha ...
Askar ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo lagu la’yahay badda Soomaaliya
Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay.
Booliska oo billaabay baaris & tartanka maamul goboleedyada oo la hakiyay
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si kumeel gaar ah, u hakisay ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kuwaa oo ka socda Muqdisho.
Somali president’s son reportedly testifies in Turkey as he is accused of killing motorcyclist
he son of Somalia’s president testified at an Istanbul court on Friday about the death of a motorcycle courier in the city, Turkish media reported. An arrest warrant had been issued for Mohammed Hassan Sheikh Mohamud after a diplomatic car he was driving allegedly hit Yunus Emre Gocer, 38, on a highway in Istanbul on...
NACAYB : Rabshado ka dhashay Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa la hakiyay cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ka dib rabshado ka dhacay cayaarihii shalay ee KGS Iyo Galmudug. Warqad ka soo baxday wasaaradda cayaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG ah loo joojiyay cayaaraha kubadda cagta inta xal laga gaarayo wixii dhacay oo nacayb badan abuuray....