India ayaa Sabtida shalay ah sheegtay in ay cabasho ka muujisay booqashadii dublamaasi sare oo British ah ay ku tagtay qeybta ay Pakistan maamusho ee gobolka Kashmir, iyadoo sheegtay in socdaalka toddobaadkan uu xad-gudub ku yahay “madaxbanaanida dhuleed ee Hindiya”.
Day: January 14, 2024
Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Sida xogaha ay sheegayaan , waxa hakad ku jira adeegyada maamulka Degmada Yashqiid ee magalada Muqdisho ka dib markii laga jaray korontadii Sida warar aan helayno ay sheegayaan maamulka degmada Yaaqshiid oo bixin waayay qidmada korontada ayaa sabab u noqotay in la jaro korontada isla markaana adeegyada qaar hakad ay galaan. Sarkaal...
War ku soo kordhay diyaarad Helicopter ah oo u gacan gashay Al- Shabaab.
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhalashada muwaadiniin saarnaa diyaarad Helicopter ah oo ku degtay goob ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab ee gobolka galgaduud. Diyaaradan oo ay lahayd howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa saarnaa shaqaalle caafimaad oo u kala dhashay dalal kala duwan waxaana Qaramada Midoobay ay ku...
Itoobiya oo shaacisay in culeeyso kaga yimid Soomaaliya
Dowladda Itoobiya oo qiratay in culeesyo adag kaga yimid dhanka Soomaaliya, kaasoo ka dhashay heahiiskii is afgaradka ahaa ee dhexmaray maamulka Somaliland, iyo Abiy Axmed, kaas oo ka dhacay Addis Ababa.
Ciyaartoyda KG oo gebi ahaanba isaga tagay magaalada Muqdisho
Ciyaartoyda xulka kubbadda cagta ee maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya, ayaa isaga tagay caasimadda Muqdisho, gebi ahaanba kaddib weerarkii foosha xumaa ee lagu qaaday Jimcihii lasoo dhaafay xilli 3-0 gool lagu garaacay kaddibna waddada loogu galay gaari bas ah, oo ay saarnayeen halkaas oo ciyaartoy qaar dhaawacyo culus kasoo gaaray.