Pretoria (Raxanreeb ) Seddax muwaadin oo Soomaali ah ayaa laga tarxiilay dalka koonfur Afrika iyagoo qeyb ka ah tiro ajaanib sharci la’aan dalka koonfur Afrika ku joogay balse bilihii ugu dambeeyay ku jiray xabsi kuwaa oo ay maxkamadd ku xukuntay in la tarxiilo Sida aan xogta ku helnay 3 sedaxda Muwaadin ee Soomaaliyeed ayaa kamid...
Day: January 19, 2024
Maxay yihiin culaysyada xilligan uu la kulmayo Mahad Salaad ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii maalmo ka hor uu khilaaf ba’ an soo kala dhaxgalay Taliyaha NISA iyo madaxda Hormuud ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan khilaafkaas. Mahad Salaad oo xiray ciidankiisa xarunta wayn ee shirkadaas ay ku leedaha Bakaaraha ayaa sababtay in Madaxwayne Xasan uu soo gaba – gabeeyo...
Axmed Madoobe & Laftagareen oo kulamo shaki laga qabo ka wada Kenya.
Nairobi ( Raxanreeb ) Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada ee Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka wada shirar kala duwan oo shaki badan abuuray . Labada Madaxwayne ee Laftagareen & Axmed Madoobe ayaa saacadihii lasoo dhaafay la kulmay diblomaasiyiin ka soo jeeda dalal intooda badan Itoobiya ku taageersan damaca ay ku raadineyso...
Kenya oo xadka Beledxaawo & Mandheera soo dhigtay ciidamo dheeraad ah.
Mandheera (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Jimcaha naga soo gaaraya degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah la dhigay xadka labada magaalo ee Beledxaawo & Mandheera. Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii halkaas uu ka dhacay qarax lagu soo raray gaari dameer waxaana ku dhaawacmay laba askari oo Kenyan ah oo xad ku...