Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa u magacaabay Raisedon Zenenga, oo u dhashay dalka Zimbabwe, kaas oo noqonaya ku-xigeenka Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah, ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Day: January 28, 2024
MW Xasan Sheekh & Abiy miyaa Roma lagu dhax dhaxaadinayaa ?
Roma (Raxanreeb ) ka dib markii uu cirka isku sii shareeray khilaafka dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxwayne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Abiy ay isku arki doonaa magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga. Dhawr jeer ayaa la sheegay in Abiy Ahmed uu dalbday in ay wada- hadlaan , isaga iyo Madaxwaynaha...
Israa’iil oo taageertay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland.
ADDIS ABABA (Raxanreeb) Safiirka Itoobiya u fadhiya Israa’iil, Tesfaye Yitayih, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Israa’iil ay si wanaagsan u aragto suurtagalnimada in Itoobiya ay hesho saldhig milateri, iyadoo u aragta tallaabo muhiim ah oo loo qaaday xasilinta gobolka Geeska Afrika, sida uu yiri. Intaa waxa dheer, Israa’iil kama soo horjeedo heshiiska dekedda Itoobiya...
‘’MW Xasan jooji safarada badan – shaki badan baa jira ‘’.
Roma (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa Roma kaga qayb galaya shir ay martigalisay Taliyaaniga kaas oo ay qayb ka tahay dowladda Itoobiya oo tan iyo kowdii bishaan aanu wanaagsanayn xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya. Waxaa ka soo baxaya safarka Madaxwaynaha ee Roma warar kala duwan oo la xiriira waxa ay tahay in madashaas uu la...
Dagaal culus oo ka socda Khaan Yoonis
Dagaal qaraar ayaa sabtidii ka qarxay degmada Khaan Yoonis ee Marinka Qasa kaas oo sababbay in rayid badan oo Falastiiniyiin ah ay u baxsadaan dhinaca koonfureed ee Marinka.
Netanyahu oo cadaadis ka heysto khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza
Ra’iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya, kadib maalintii ugu darneyd ee khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza, iyo sidoo kale dibadbaxyada isa soo taraya ee ka dhashay inuu ku guuldareystay inuu soo celiyo dadkii la qafaashay.