Itoobiya, oo xaqiijisay in hawada Soomaaliya laga celiyay diyaarad ka soo degi lahayd garoonka diyaaradaha Hargeysa, iyadoo maamulka Somaliland, ay isku dayeen inay beeniyaan arrintan.
Day: January 17, 2024
Fartaag ‘’Kenya jawaab hanaga siiso afduubka Janaan ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaagg oo maanta magaalada Muqdisho kula hadlayay warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay , afduubka Kenya loogu haysto maalmo badan Cabdirashiid Janaan. Waxa uu sheegay Fartaag in ay walwalsan yihiin xaaladda hadda uu ku sugan Cabdirashiid Janaan oo laga kaxaystay Hotel ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Fartaag...
Soomaaliya‘’Diyaarada aan celinay fasax ma haysan ”
Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay talaabada lagu celiyay diyaarad gaar ah oo siday wafdi ku sii jeeday magaalada Hargaysa. Diyaaradan oo ka soo kacday Adis Ababa ayaa laga celiyay hawada Soomaaliya taas oo ka dhalatay xiriirka xumaaday ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. ‘’Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed...
Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay Ethiopia Airline
Muqdisho (Raxanreeb )Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday . Sida ilo Xog-Ogaal ah oo aviation ka ka tirsan ay sheegeen diyaarada ayaa ku laabatay magaakada Adisababa ee dalka Itoobiya oo marki hore ay ka soo kacday. Talaabadan ayaa timid ka dib markii ...
Maxaa maanta ka socda Garoowe ?- Wafuud ilaa halkaas gaartay.
Garoowe (Raxanreeb ) waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland halkaas oo ay ku sii qulqulayaan masuuliyiin kala duwan. Ujeedka ayaa la sheegay in ay tahay si ay ugu qayb galaan caleema saarka madaxwaynaha markale la doortay Puntland ee Saciid Cabdullaahi DENI. Wararka ayaa sheegaya in munaasabadda caleema-saarka lagu casumay inta...
Al Jazeera’s veteran journalist Wael Al-Dahdouh enters Egypt for medical treatment
DUBAI: Al Jazeera’s Palestinian journalist Wael Al-Dahdouh has been granted permission to enter Egypt for medical treatment following a special request from the Journalists’ Syndicate in Cairo. In response to the Egyptian Journalists Syndicate’s appeal, authorities in Cairo allowed Al-Dahdouh, Al Jazeera’s head of Gaza bureau and correspondent, to travel to Egypt, reported Roya News...
Waa uu ilmeeynayay marka uu GAZA isaga tagayay Weriye Dahdouh.
Gaza (Raxanreeb) Isagoo barooranaya ayaa madaxii Aljazeera ee GAZA Wael al-Dahdouh waxa uu isaga tagay Falastiin ka dib markii xubno ka mid ah Qoyskiisa lagu dilay weerar halkaas ka dhacay. Wakaalada wararka AFP mar uu u waramay ayuu sheegay inuu doonayo inuu isaga tago Marinka GAZA oo noqotay meel aan loo dhamayn karin indhaha isla...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Qoryooleey
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya dagaal culus oo saqdii dhexe ee xalay ka dhacay degmada Qoryooleey, ee Shabeellaha Hoose, dagaalkaas oo u dhaxeeyay kooxda Al-Shabaab, iyo ciidanada dowladda federaalka.
Kooxaha Xuutiyiinta & caqabada ay ku yihiin gacanka Cadameed.
Yeman (Raxanreeb) Dhibaatooyinka kooxaha xuutiyiinta ay ku hayaan gacanka cadmeed ayaa sii kordhaya marka marka ka sii danbeeya sida ay sheegayaan ganacstada halkaas marinka u ah. Kooxaha Xuutiyiinta ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar ay ku qaadeen markale Markab shixnad siday oo adeegsanayay xeebaha Badda Cas ee Yemen. Weerarkan ayaa qayb ah talaabooyinka kooxahan...