Day: January 18, 2024

Home » Archives for January 18, 2024
Post

Kenya, Tanzania agree to foster regional cooperation and diplomacy

Prime Cabinet Secretary Musalia Mudavadi has affirmed Kenya’s commitment to work with all member states in strengthening the East African Community’s (EAC) integration and prosperity. Mudavadi who is also the Foreign and Diaspora Affairs Cabinet Secretary, has said that all member states must rally together and envisage the EAC’s vision, which relates to a prosperous,...

Post

Qatar stresses need to respect Somalia’s sovereignty

Qatar participated in a meeting of the Arab League Council at the ministerial level in the extraordinary session held virtually yesterday to support Somalia in confronting the attack on its sovereignty and territorial integrity. Qatar was represented in the meeting by Minister of State for Foreign Affairs H E Sultan bin Saad Al Muraikhi. In...

Post

Sudan’s anti-war coalition to participate in IGAD Summit

A prominent leader in the Coordination of Civil Democratic Forces (Tagadum) has revealed that the coalition will participate in the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) summit scheduled on Thursday in Uganda to discuss the ongoing crisis in Sudan. The IGAD extraordinary summit in Kampala will address the dispute between Somalia and Ethiopia over Somaliland port...

Diyaarad Cargo Thailand kana degi lahayd Hargaysa oo la celiyay.
Post

Diyaarad Cargo Thailand kana degi lahayd Hargaysa oo la celiyay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowlada Somaliya ayaa celisay diyaarad cargo ah oo kadiiwaangashan wadanka Thailand, registration P4-JAG, taasoo isku dayeysay inay u Kala duusho Sharjah iyo Hargaysa.  Diyaaradda ayaa kuguuldaraysatay inay bixiso macluumaadka cargo ay wado taasoo shaki dhalisay keentayna in diyaarada ay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed celiso una diido inay soo gasho hawada Soomaaliya. Hay’adda...

Diyaarad  shil ku gashay Bakool  & duuliyihii diyaarada oo geeriyooday.
Post

Diyaarad  shil ku gashay Bakool  & duuliyihii diyaarada oo geeriyooday.

Ceelbarde (Raxanreeb )  Shil Diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool. Diyaarada oo la sheegy inay sidday gargaar ay ka qaaday Muqdisho ayaa kabaxay Dhabaha waxaana ay Dhexgashay Guri ka agdhow Garoonka Diyaaradaha Ceelbarde. Warar hor dhac ah oo aan ka helnay dadka deegaanka ah ayaa xaqiijinaya in uu geeriyooday...

Saraakiil Itoobiya ah oo lagu arkayo Hargaysa – maxay tahay ujeedka ?
Post

Saraakiil Itoobiya ah oo lagu arkayo Hargaysa – maxay tahay ujeedka ?

Hargaysa (Raxanreeb ) Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxa gaaray ciidamo ka socdo Dowladda  Itoobiya oo dhowaan shaacisay in heshiis ay la gashay maamulka Somaliland kaas oo cara badan uu ka dhashay. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Somaliland waxaa halkaas – gaaray ciidamo ka socda Itoobiya , waxaana wali la shaacin sababta ugu wayn ee...

Fahad Yaasiin ‘’MW jooji jilicsanaanta kugu jirta ee talaabooyin qaad ‘’.
Post

Fahad Yaasiin ‘’MW jooji jilicsanaanta kugu jirta ee talaabooyin qaad ‘’.

Doha (Raxanreeb ) Taliyihii hore ee Hay’adda NISA oo war qoraal ah soo saaray ayuu talooyin ugu jeedayay , Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku furan dagaalka Itoobiya. Fahad waxa uu sheegay in madaxwaynaha looga baahan yahay inuu qaado talaabooyin jawaab cad u ah talaabada Itoobiya isla markaana uu joojiyo jilicsanaanta hadda ku...

Shir looga hadlayo Soomaaliya & Itoobiya oo ka furmaya Kampala.
Post

Shir looga hadlayo Soomaaliya & Itoobiya oo ka furmaya Kampala.

Kampala (Raxanreeb ) Maanta oo khamiis ah waxa magaalada Kampala ee dalka Uganda ka furmaya shir ay ka qayb galayaan madaxda urur goboleedka IGAD kaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaluya iyo Itoobiya. Inta uu socdo shirkan waxaa lagu soo hadal qaadi doonaa sidoo kale xiisada ka jira Suudaan halkaas oo dagaalka ka socda dad badan...