Day: January 22, 2024

Home » Archives for January 22, 2024
BOOSAASO : Ciidanka amniga oo wada- howlgal  & saraakiil ka hadashay.
Post

BOOSAASO : Ciidanka amniga oo wada- howlgal  & saraakiil ka hadashay.

Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka amniga Bosaaso ee gobolka Bari ayaa maalmihii la soo dhaafay xaafadaha magaaladaas waxa ay ka wadaan howlgal ay ku doonayeen in ay ku sugaan amniga. Inta uu howgalka socday waxa la sheegay in lagu soo qab qabtay tiro  badan oo dad loo tuhmayo falal amni darro oo ka dhacay magaalada Bosaaso...

MW Xasan Sheekh oo dhaxmaraya Xamse si wax loogu bedelo Dastuurka.
Post

MW Xasan Sheekh oo dhaxmaraya Xamse si wax loogu bedelo Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa si xoog leh ugu jira ol’ole lagu meel-marinayo habraaca loo marayo wax ka bedelka Dastuurka KMG ah Soomaaliya. Xilligan waxa guriga Ra’iisul Wasaaraha ka socda kulamo u dhexeeya isaga iyo Gudoonka Baarlamaanka. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in Xamse Cabdi Barre ay ka go’an...

FAALLO : Puntland mar kale ayaa la eegaya.
Post

FAALLO : Puntland mar kale ayaa la eegaya.

Riyadh (Raxanreeb ) Puntland waxay tijaabinaysa 25 sanno kaddib, madaxweynihii u horreyay oo markii labaad oo isku xigta xilka loo dooranayo, taa oo soo dhaweynaysa xilligii loo tallaabi lahaa isbeddel kale oo ay tusaale u noqon karto Puntland oo ahayd maamulkii u horreyay oo ka dhismay gobollada bariga,bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, dhismaha maamulka wuxuu u...