Muqdisho (Raxanreb )-Magaalada Muqdisho waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatshiga Qaran oo marar badan uu dib u dhac ku yimid sabab la xiriirta khilaafka jira. Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray xubno ka mid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dalka sida Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxwaynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. Shirka madasha Qaran ayaa...
Month: May 2024
The UN head calls for a ‘humanitarian agreement’ in Gaza and the release of hostages.
UN Secretary-General Antonio Guterres has called for an immediate end to the conflict between Israel and Hamas in Gaza, the return of hostages, and a “increase” in humanitarian aid to the beleaguered Palestinian territory. “I repeat my call, the world’s call, for an immediate humanitarian ceasefire, the unconditional release of all hostages, and an increase...
Vladimir Putin removes Sergei Shoigu from Russian defence ministry
Russian President Vladimir Putin has removed his long-standing ally Sergei Shoigu as defence minister, the Kremlin has announced. The 68-year-old has been in the role since 2012 and is to be appointed secretary of Russia’s Security Council. Papers published by the upper chamber of the Russian parliament said Mr Shoigu will be replaced by Deputy...
AMNIGA : Koox dhac ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Saaka Taariikhda 13-05-2024 abaaro 07:30 Am Ayaa Waxaa Muwaadiniin Soomaaliyeed Lagaga Dhacay Telefoonada Gacanta Degmada Heliwaa . Dhibanayaashii Waxay Degdeg Ula Xiriireen Xarunta Gurmadka Degdega ayagoo toos u wacay nambarka Gaaban 991 ayagoo Ku war geliyey In La dhacay. Xarunta Gurmadka ayaa Sitoos ah u Howl gelisay Ciidanka Boliiska ee u dhawaa...
Putin oo ku dhawaaqay Inuu bedelayo mid Ka mid ah saaxibadii ugu dhawaa.
Moscow (Raxanreeb )-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay. 68-jirkan ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2012-kii, waxaana loo magacaabayaa xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka. Waraaqo ay daabaceen aqalka sare ee baarlamaanka Ruushka ayaa lagu sheegay in Mr...
Internetka oo dalalka Afrika Saacado ka maqnaa & mar kale oo laga cabsi qabo.
Muqdisho (Raxanreeb) –Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka. Tansaaniya iyo jasiiradda Mayotte ee Badweynta Hindiya ee Faransiiska ayaa ah meelaha ugu dhibka badan, sida ay sheegeen kooxda ilaalada internetka. “Dhacdada...
Madaxweyne Xasan oo xarigga kajaray xarun muhiim u ah Shacabka Muqdisho
Madaxweymaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta xarigga ka jaray xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya kaas oo lagu magacaabo Banaadir Gas LTD.
Haweeney biriq ku dishay Somaliland iyo qaar kale oo ku dhaawacmay
Haweenay ku geeriyootay, halka laba kale oo mid yahay Ilmo yar oo afar bilood jirana waxyeelo ayaa ka soo gaartay, ka dib markii gelinkii dambe ee shalay uu gurigii ay deganaayeen uu ku dhacay danab ka dhashay roobab ka da’ay Gobolka Saaxil ee Somaliland.
MAXKAMADA : Kiiska nin xaaskiisa dilay oo la soo gaba- gabeeyay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah waxaa Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ay soo gaba- gabeeysay , dacwad loo haysto Sayid Cali Macallin oo ku eedeysan inuu si arxan darra ah u gubay xaaskiisa Luul. Maxkamadda ayaa dhinacyada ka dhagaystay , nuxurka eedeymaha iyo difaacidda waxaana ku sugnaa goobta ehelada labada dhinac ee eedeysane Sayid...
Dad badan oo ku dhintay Indonesia & gurmad xooggan oo socda.
Indonesia (Raxanreeb )- 14 qof oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waa la la’yahay ka dib markii daadad iyo biyo qabow oo ka dhashay roobab iyo dhul go’ foolkaano ay maasheeyeen galbeedka Indonesia sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka. Hay’adda baadigoobka iyo samata-bixinta ee Basarnas ayaa bayaan ay soo saartay...







