Month: May 2024

Spain, Norway, iyo Ireland oo si rasmi ah u aqoonsaday dowladnimada Fastiin.
Post

Spain, Norway, iyo Ireland oo si rasmi ah u aqoonsaday dowladnimada Fastiin.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dalalka Spain, Norway, iyo Ireland ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Falastiin, ayagoo caalamka intiisa kale ugu baaqay inay tillaabo taas lamida qaadaan, arrintaan ayaa muddooyinkii dambe aheyd mid siweyn loo hadalhayay. Ra’iisul wasaaraha Norway jonas Gahr Støre iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Espen Barth Ede ayaa shir jaraa’id oo ay sida...

Golaha Ammaanka :Saraakiil AS oo lagu daray liiska cunaqabateynta.
Post

Golaha Ammaanka :Saraakiil AS oo lagu daray liiska cunaqabateynta.

NewYork (Raxanreeb )- Golaha ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa cunaqabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan ururka Al Shabaab oo ay ku eedeeyeen in ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka kooxda ay ka waddo Soomaaliya. Abdukadir Mohamed Abdukadir oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Shabaab, islamarkaana dhashay 1980 kuna sugan degmada Jilib iyo agagaarkeeda ayaa ka...

Arrimaha Bulshada : Dunida oo maanta laga xusayo maalinta Shaaha.
Post

Arrimaha Bulshada : Dunida oo maanta laga xusayo maalinta Shaaha.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dunida waxay maanta u dabaaldegaysaa 21-ka May  maalinya Shaaha  : Soomaaliya maka mid tahay dalalka ugu shah cabka badan. Dadka ku nool daafaha caalamka ayaa waxay shaaha cabayeen kumanaan qarni ka hor iyagoo u arka inuu wanaagsan yahay. Soomaalida qudheeda qarniyaal badan ayuu shaahu u ahaa cabitaan dabiici ah oo ay naftooda...

KENYA & Uganda ma doonayaan in ATMIS ay ka baxaan Soomaaliya.
Post

KENYA & Uganda ma doonayaan in ATMIS ay ka baxaan Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Kenya, Yoweri Museveni iyo William Ruto ayaa qeylo dhaan ka soo saaray dib u eegis lagu sameeyay qorshaha ciidamada AMISOM looga saarayo Soomaaliya. Labada hogaamiye oo  ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada Nairobi. Waxay walaac ka muujiyeen khatarta argagixisada iyo xasillooni darrada gobolka Geeska Afrika, waxayna xaqiijiyeen inay ka go’an...