Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lafilayaa in maalinta beri oo Khamiis ah soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana hadda socda qaban qaabada soo dhaweynta Abiy hoggaaminayo iyo wafdigiisa. Sidoo kale, ilo xilkas ah ayaa sheegaya in Abiy iyo wafdigiisa beri u imaanayaan magaalada...
Month: February 2025
Isra’iil oo weerar ka geysatay gudaha dalka Suuriya iyo wararkii ugu dambeeyay
Suuriya (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Darcaa goor dambe oo Talaadadii ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, ilo-wareedyo dhanka amaanka ah iyo TV-ga maxaliga ah ee Suuriya. Sidoo kale, Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeeyay magaalada Kisweh oo qiyaastii 20 kiiloomitir u...
maxkamadda gobolka Banaadir oo lasoo tagay rag loo heysto ganacsiga dadka nool
Muqdisho ( Raxanreeb Online ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay in ay galeen dambiyo la xariira tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka nool oo qaarkood badda lagu waayey. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa eedeysanayaasha ka soo qabtay...
Diyaaradaha dowladda Imaaraadka Carabta oo duqeymo ka fuliyay buuraha Calmiskaad
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Duqeymo culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Miiraale ee Buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari waxaana lasoo sheegayaa in lagu dilay xubno badan oo ka tirsan Daacish. Sidoo kale, taliska howlgalka ciribntirka argagaxisada ee Puntland ayaa sheegay in duqeyntaas lagu dilay 25 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish kuwaasoo isku dayayey inay...
Taliyaha hay’adda Sirdoonka Sanbaloolshe & madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo gaaray Alkowsar
Hiiraan (Raxanreeb online) – Taliyaha hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar, ganacsade Liibaan Ahmed Xasan iyo saraakiil ayaa gaaray goobihii saaka lagu dagaalamay gobolka Hiiraan. Masuuliyiintan ayaa warbixino ka dhegeystay saraakiisha hoggaamineysay dagaaladii saaka ka dhacay degaanada Alkowsar iyo cadow Gurey oo lagu laayey Alshabaabkii ugu badnaa...
Maxkamadda Ciidamada Congo oo maanta u fadhiisatay kiiska askar looheysto in furinta kasoo carareen
Congo (Raxanreeb online) – Maxkamadda ciidamada milatari ee dalka DRC, ayaa waxaa maanta ay u fadhiisatay dacwad ka dhan ah lix askari oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo labo dumar ah oo la shaqeynayay. Sidoo kale, Eedeysanayaasha ayaa la horkeenay Maxkamadda Milliteriga ee Butembo oo ku taalla magaalladda Musiene...
Baarlamaanka Hirshabeelle oo beeniyay qoraal saameyn badan dhaliyay oo uu qoray xildhibaan katirsan Hirshabeelle
Jowhar (Raxanreeb online) – Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, ayaa beeniyay qoraal uu bartiisa Facebook ku baahiyay maanta, xildhibaan katirsan maamulkaasi. Xildhibaankan katirsan Baarlamaanka Hirshabelle , ayaa qoraal uu bartiisa ku daabacay ku bogaadiyay kooxda Al-shabaab, waxa uuna ninkan durayay beesha Xawaadle oo horey loo sheegay in ay u gurmaneyso deegaanka Ceelbaraf. ‘’Barlamaanka Hirshabelle waxuu cadeynayaa inuusan...
Puntland oo taageeraysa macawisley iska abaabulay deegaannadii laga saaray Daacish
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa taageero siinaya macawisleyda iska abaabulay deegaannadii laga saaray kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad. Afhayeenka howlgalka ka dhanka ah Daacish, Gen. Maxamuud Faadhigo, ayaa sheegay in macawisleyda oo ah xoolo-dhaqato deegaanka ah ay dhibaato xooggan kala kulmi jireen kooxda Daacish, kuwaas oo xoolahooda ka dhici jirtay. Gen. Faadhigo ayaa xusay...
Fierce Clashes Erupt Near Beera-yabaal as Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack
Hiiraan (Raxanreeb Online) – Residents of the Beera-yabaal area in Somalia’s Hiiraan region woke up to the sounds of heavy gunfire and explosions early this morning as intense clashes broke out between Somali National Army (SNA) forces, supported by local militia, and the militant group Al-Shabaab. The attack, initiated by Al-Shabaab, began with a series...
Somalia’s Intelligence Agency Strengthens Security in Lower Shabelle Region
Ceelasha Biyaha (Raxanreeb Online) – The National Intelligence and Security Agency (NISA) has carried out a security operation aimed at strengthening safety in the Ceelasha Biyaha area of the Lower Shabelle region, within the South West State of Somalia. The operation, led by senior NISA officers, involved inspections at checkpoints monitoring vehicles traveling from Afgooye...









