Month: February 2025

Howlgal lagu adkeenayo amniga oo laga sameeyey  deeegaanka Ceelasha Biyaha
Post

Howlgal lagu adkeenayo amniga oo laga sameeyey deeegaanka Ceelasha Biyaha

Ceelasha Biyaha ( Raxanreeb Online ) Ciidamada hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxa ay ka sameyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, ayaa kormeeray baraha lagu baaro gadiidka ka imaanaya degmada Afgooye ee u soo gudbaya  Muqdisho, si...

Mesut Özil oo ku biiray siyaasadda dalka Turkiga kaddib kamid noqoshadiisa xibsiga (AKP)
Post

Mesut Özil oo ku biiray siyaasadda dalka Turkiga kaddib kamid noqoshadiisa xibsiga (AKP)

Ankara (Raxanreeb online) – Ciyaaryahanka weyn ee Mesut Özil, oo kamid ah ciyaaryahanad ku guuleystay Koobka Adduunka isagoo ka mid ah xulka qaranka Jarmalka, ayaa hadda si cad ugu mid noqday siyaasadda Turkiga, isagoo noqday xubin sare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee dalkaas. Sidoo kale, Özil ayaa maalinimadii Axada aheyd lagu daray guddiga...

MW Xasan Sheekh oo madaxda Liibiya kala hadlay dhibaatada ay la kulmaan  Tahriibayaasha
Post

MW Xasan Sheekh oo madaxda Liibiya kala hadlay dhibaatada ay la kulmaan Tahriibayaasha

Liibiya ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Maxamed Al-Manfi iyo Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi Cabdixamiid Dubayba oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada tahriibka, dhaqaalaha, tamarta iyo diblumaasiyadda. Madaxweynaha ayaa si gaar ah diiradda u saaray xaaladda tahriibayaasha...

Dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gobolka Hiiraan
Post

Dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

Hiiraan ( Raxanreeb Online ) Faah faahino dheeraad  ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Ururka Al-shabaab. Dagaalka oo ay soo qadeen Al-shabaab, ayaa waxa uu markii hore ku biloowday qaraxo waa...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xaalada Soomaalidii Sacuudiga xukunka kuriday
Post

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xaalada Soomaalidii Sacuudiga xukunka kuriday

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamad Al-Muwalad. Sidoo kale, Kulankan ayaa looga hadlaayay iskaashiga dhinacyada cadaaladda iyo garsoorka ee dowladaha Sucuudiga iyo Soomaaliya, gaar ahaan xaaladihii ugu dambeeyay ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maxkamadaha Sucuudiga ku xukumeen...

Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo ku dhacday deegaan ay ku sugan yihiin Shabaab
Post

Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo ku dhacday deegaan ay ku sugan yihiin Shabaab

Mahadaay ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka oo ku dhacday deegaan hoostaga degmadda Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Diyaaradan Drones-ka ah, ayaa burburtay daqiiqado kaddib, Markii ay dhowr gantaal ku dhufatay deegaanka ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab oo aan ka fogeyn Cali Fool-dheere sida ay...

Ciidamada Difaaca Puntland oo saakey weerar dhowr jiho ah kuqaaday aagga degmada Qandala
Post

Ciidamada Difaaca Puntland oo saakey weerar dhowr jiho ah kuqaaday aagga degmada Qandala

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada Puntland, ayaa saakay qaaday howlgal balaaran oo ay ku doonayaan in kooxda Daacish kaga saaraan deegaanno iyo fariisimo ay ku leeyihiin dhulka buuraha ee hoostaga degmada Qandala. Sidoo kale, ciidamada difaaca Puntland ayaa dhoor jiho ka weeraray aagga Dhasaan ee degmada Qandala, waxa ayna ciidamada doonayaan in aagaan ka saaraan...

Maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed oo dil ku xukuntay nin ayeeydiis gowracay
Post

Maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed oo dil ku xukuntay nin ayeeydiis gowracay

Beydhabo (Raxanreeb online) – Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay Yuusuf Jeylaani Seef, kaddib markii lagu helay in uu dil bareer ah uu u geystay ayeeydiis, Xaawo Cabdi Xasan (Afikirow) 4-tii bishan, gudaha Degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose. Sidoo kale, Xafiiska Xeer Ilaalinta Koonfur Galbeed ayaa eedeysanaha ku...

Wasiir Fidan oo ka hadlay sidii xal looga gaaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya
Post

Wasiir Fidan oo ka hadlay sidii xal looga gaaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga Hakan Fidan, oo la hadlayey wargeyska Bloomberg, ayaa sheegay in dalkiisu ku guulaystay dhamaystirka xiisadii u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya. Sidoo kale, Fidan ayaa tilmaamay in xiriirka adag uu Türkiye la leeyahay Midowga Afrika, isagoona carrabka ku adkeeyay in hoggaamiyeyaasha Afrika ay doonayaan inay xoojiyaan...

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu lee yahay deymaha ee…
Post

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu lee yahay deymaha ee…

New York ( Raxanreeb Online) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray liiska dalal lagu lee yahay Deymaha aan la bixin ee gaarsiin karaa in dalalkaasi aysan codsan Karin in ay xubin ka noqdaan Golaha Guud, sida uu qorayo xeerka 19-aad ee Axdiga Qaramada Midoobay. Warqad uu 17-ka Feberaayo 2025, uu xoghayaha golaha ammaanka...