Day: May 10, 2025

Home » Archives for May 10, 2025
Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray khasaaraha uu geystay roobkii ka da’ay Muqdisho
Post

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray khasaaraha uu geystay roobkii ka da’ay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabka da’ay Caasimadda. “Roobabka mahiigaanka ah ee Xamar iyo agagaarkeeda ka da’ay waxaan xaaladaha ka dhashay ka qaadnay tallaabo kasta oo suuragal ah, Waxaana goordhow soo saari doonnaa warbixin la xariirta...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis la xiriira arrimaha shaqada
Post

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis la xiriira arrimaha shaqada

Doha ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo abuur oo la filayo in ay fursad shaqo ay ku helaan 10,000 oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah. Dhallinyarada ayaa la sheegay in ay iskugu jiraan kuwa xirfadlayaal ah iyo kuwo aan xirfad laheyn, waxaana heshiiskan uu qeyb ka noqonayaa dhimista shaqo la,aanta ka...

Roob saameeyay isku socodka oo ka da’ay Muqdisho
Post

Roob saameeyay isku socodka oo ka da’ay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa sacaadihii lasoo dhaafay ka da’ay roob xooggan oo sameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka muhiimka ah ee  magaalada, meelaha uu roobka sameeyay waxaa kamid ah garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho. Qaar kamid ah wadooyinka ayaa waxaa gooyay roobkii xalay ka da’ay magaalada, waxaana wadooyinka qaar ay...