Day: May 20, 2025

Home » Archives for May 20, 2025
Tiro Madaafiic ah oo ku dhacay degmada Wadajir
Post

Tiro Madaafiic ah oo ku dhacay degmada Wadajir

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay  Waaxda Xalane ee degmada Wadajir ee magaalada  Muqdisho.  Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta afar hoobiye oo qaarkood ay ku dhaceen xeyndaabka Xalane, balse aysan ogeyn khasaaraha ay geysteen. Sidoo kale warar kala ayaa sheegaya in...

Trump iyo Putin oo mar kale wada hadlay
Post

Trump iyo Putin oo mar kale wada hadlay

New York ( Raxanreeb Online) Sanadkii hore, Donald Trump wuxuu ballan qaaday inuu dagaalka Ukraine ku soo afjari doono “24 saacadood gudahood.” Toddobaadkii hore, wuxuu sheegay in arrintaasi aysan xal noqon doonin illaa isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay “isu yimaadaan” oo ay si fool-ka-fool ah uga wadahadlaan. Isniintii, xaaladdu way is beddeshay mar...

Soomaaliya iyo Dowladda Ciraaq ka dalbatay inay dayactirto warshada Shidaalka ee…
Post

Soomaaliya iyo Dowladda Ciraaq ka dalbatay inay dayactirto warshada Shidaalka ee…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa inta uu ku sugnaa dalka Ciraaq, isla markaana uu ka qeyb galayay shirkii 34-aad ee Jaamacadda Carabta, ayaa dowladda Ciraaq ka dalbaday in ay ka gacan siiso dayactirka Warshada Shidaalka oo ay dowladda Ciraaq dhistay sannadkii 1974-tii. Warshadan oo ku taalla waqooyi-bari ee degmada Baraawe,...

Madaxda Hir-shabeelle oo iclaamiyay in todobaad lagu soo afjarayo Shabaab
Post

Madaxda Hir-shabeelle oo iclaamiyay in todobaad lagu soo afjarayo Shabaab

Wargaadhi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo oo ku sugan furimaha dagaalka, ayaa ka dhawaajiyay in dhowaan ay gobolka Shabeellaha Dhexe, kasoo afjari doonaan kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidanka, iyaga oo la wadaagay qorshaha dagaalka kooxda Al-shabaab. Deegaanada uu abaabulka ka socdo...