Day: May 31, 2025

Home » Archives for May 31, 2025
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday xubno katirsan Al-shabaab
Post

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday xubno katirsan Al-shabaab

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday Eedeysanayaal katirsan Al-shabaab, oo ka dambeeyay qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Eedeysaneyaasha kala ah Maxamed Nuur Cali, afgarashadiisuna tahay Cabdimajiid, Cabdullaahi Xuseen Maxamed iyo Deeqoow Aadan Barre Balse kooxda dhaxdeeda loogu yeero Cumar oo...

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
Post

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Yemen ( Raxanreeb Online) Danjiraha Soomaaliya ee dalka Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Yemen Amb. Mustafa Al-nucmaan. Danjiraha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga labada dowladood ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha,...

Puntland Forces Capture Daesh’s Main Stronghold in Ceelka Miraale
Post

Puntland Forces Capture Daesh’s Main Stronghold in Ceelka Miraale

In a decisive operation, Puntland’s security forces have successfully dismantled what was once the largest Daesh stronghold in the Ceelka Miraale area of the Bari region. According to a statement from the Puntland Counter-Terrorism Unit, the forces launched a well-coordinated attack from several directions, targeting the group’s main base near the vital Ceelka water point—a...

Trump oo sheegay in xabbad-joojinta Qasa ay soo dhowdahay
Post

Trump oo sheegay in xabbad-joojinta Qasa ay soo dhowdahay

Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay sheegay in xabbad-joojin laga gaaro Qasa ay aad u dhowdahay. “Aad ayay ugu dhow yihiin inay xabbad-joojin gaaraan,” ayuu yiri Trump mar uu qabanayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Oval Office, isagoo intaa raaciyay, “Waanu idinla socodsiin doonnaa wixii kasoo kordha berri (Sabtida). Waxaan...

Kuraastii ay ka geeriyoodeen xildhibaan Seysey iyo wasiir Khadiijo Diiriye oo maanta la dooran doono
Post

Kuraastii ay ka geeriyoodeen xildhibaan Seysey iyo wasiir Khadiijo Diiriye oo maanta la dooran doono

Jowhar ( Raxanreeb Online) Doorashada kuraasta HOP097  iyo  HOP098 oo katirsan golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacaan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-shabeelle. Kuraastaan ayaa waxaa bananeeyay oo ka geeriyooday wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye, iyo xildhibaan Maxamuud Maxamed Jimcaale ( Sey-sey) oo labaduba katirsanaa Baarlamaanka golaha Shacabka. Kuraastan ayaa waxa u...

Duqeymo culus oo laga fuliyay deegaanka Basar
Post

Duqeymo culus oo laga fuliyay deegaanka Basar

Balcad ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya duqeymo diyaaradeed oo laga fuliyay deegaanka Basra oo ah deegaan istiraatiiji ah oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaah Hoose, Ilo deegaanka kamid ah ayaa inoo sheegay in dhawaaqa duqeymo  culus ay maqlayeen, kuwaasi oo gudaha ugu dhacay...