Day: May 28, 2025

Home » Archives for May 28, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Digreerto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr Xasan Maxamed Xuseen ( Muungaab), iyada sidoo kale xilka laga qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir. Qoraalka kasoo baxay Villa Somalia, ayaa lagu sheegay  in madaxweynaha uu ku saleeyey magacaabistan...

DEGDEG: Generaal Morgan oo ku geeriyooday dalka Kenya
Post

DEGDEG: Generaal Morgan oo ku geeriyooday dalka Kenya

Nairobi ( Raxanreeb Online) Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, waxaa ku geeriyooday wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee dowladii Kacaanka ee Gen Maxamed Siciid Xirsi ( Morgan) sida ay xaqiijiyeen xubno kamid ah qooyskiisa. Marxuumka ayaa la sheegay in muddooyinkii dambe uu xanuunsanaa balse markii dambe uu xanuunka ku siiday la geeyay magaalada Nairobi, halkaasi...

Muxuu ku ahaa ujeedka ay Saraakiisha ka socotay ciidanka Turkiga ay u booqdeen  xerada ciidanka Haramcad ?
Post

Muxuu ku ahaa ujeedka ay Saraakiisha ka socotay ciidanka Turkiga ay u booqdeen xerada ciidanka Haramcad ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho ku tagay Xerada ciidanka Haramcad ee General Farxaan Mohamoud Qaroole. Booqashadan ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta ciidanka gaarka ah ee labada dal. Wafdiga ayaa kulan miro-dhal ah la...

Muqdisho: Askari qof shacab ah u dilay “maxaad ii fiirisay”.
Post

Muqdisho: Askari qof shacab ah u dilay “maxaad ii fiirisay”.

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari katirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho. Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay degmada Waaberi, waxaana lagu sheegay sababta askariga uu u dilay qofka shacab ah u dilay ay aheyd oo kaliya “maxaad ii soo fiirisay”. Marxuumka geeriyooday oo...

Madaxweyne  Xasan Sheekh oo qaabilay xidigaha kubada cagta Afrika
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xidigaha kubada cagta Afrika

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku timid dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay xidigahan booqashada ay ku yimaadeen dalka, taas...

Xaaladda caafimaad ee Suudaan oo laga deyrinayo
Post

Xaaladda caafimaad ee Suudaan oo laga deyrinayo

Suudaan ( Raxanreeb Online) Guddiga Badbaadinta Caalamiga ah ayaa ka digay in dalka Suudaan ay dagaalladu halakeeyeen uu “ qarka u saaran yahay ” masiibo caafimaad oo soo wajahda dadweynaha dalkaas, iyadoo daacuunka iyo cudurrada kale ee dilaaga ah ay sii baahayaan. Muddo hal todobaad ah oo kaliya, wasaaradda caafimaadka ee Suudaan ayaa diiwaangelisay 172...

Dowladda federaalka oo shaaciyay in duqeymo ka fulisay gobolka Jubbada Hoose
Post

Dowladda federaalka oo shaaciyay in duqeymo ka fulisay gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Somaaliya, ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay deegaanka 40km, dhanka waqooyiga kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Bayaan kasoo baxay dowladda federaalka, ayaa lagu xaqiijiyay in duqeyn lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab. Sidoo kale bayaanka, ayaa lagu sheegay in...