Day: May 13, 2025

Home » Archives for May 13, 2025
RW Xamsa oo la kulmay ku simaha wakiilka Midowga Afrika
Post

RW Xamsa oo la kulmay ku simaha wakiilka Midowga Afrika

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Kareem Adebayo, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac iyo doorka Midowga Afrika uga aaddan amniga iyo xasillinta dalka. Ra’iisul...

Wasaaradaha beeraha ee Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis wada saxiixday
Post

Wasaaradaha beeraha ee Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis wada saxiixday

Baku ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee dowladda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku saxiixay heshiis is-afgarad (MoU) wada shaqeyn ah, isagoo heshiiska la saxiixday Wasiirka Beeraha ee Azerbaijan, Majnun Mammadov. Heshiiskan ayaa xoogga saaraya iskaashi ballaaran oo ku saabsan maalgashiga beeraha, is-weydaarsiga hababka...

Maamulka gobolka Banaadir oo dib u furay wadooyinkii roobka uu sameeyey
Post

Maamulka gobolka Banaadir oo dib u furay wadooyinkii roobka uu sameeyey

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib usoo celinta Bilicda Caasimadda iyo furista waddooyinka, kadib Roobabkii xooganaa ee ka da’ay Magaalada, kaasi oo saameyn ku yeeshay kaabayaasha isku socodka iyo bilicda. Howlwadeenada Waaxyaha Howlaha Guud, Nadaafada iyo Bilic soo celinta oo kaashanaya Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir...

Weriye Caan ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Qasa
Post

Weriye Caan ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Qasa

Falastiin ( Raxanreeb Online) Ilo caafimaad oo ku sugan magaalada Qasa ayaa sheegaya, in weriye sawirqaade Falastiini ah oo si weyn loo garanayay lagu dilay duqeyn cirka ah oo Israa’iil ku bartilmaameedsatay xarun caafimaad. Xassan Aslih ayaa ku sugnaa isbitaalka Nasser ee magaalada Khan Younis muddo ku dhow bil, kadib markii uu hore ugu dhaawacmay...