Day: May 5, 2025

Home » Archives for May 5, 2025
Maxey kawada hadleyn wasiirka Ganacsiga Somalia iyo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirka Ganacsiga Somalia iyo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan  la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş. Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ahaa fursad muhiim ah oo labada masuul ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga....

Dad loo soo qabtay kab lagu dhuftay madaxweynaha Kenya
Post

Dad loo soo qabtay kab lagu dhuftay madaxweynaha Kenya

Nairobi ( Raxanreeb Online) Warbaahinta Kenya ayaa ku warramaysa in saddex qof la xiray kaddib markii kabo lagu tuuray madaxweyne William Ruto, xilli uu dad la hadlayay. Muuqaalo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, ayaa lagu arkay Ruto oo ka hadlaya dusha sare ee gaari xilli uu socdaal ku marayay galbeedka Kenya markii kabaha lagu...

Maxaa diirada lagu saari doonaa shirka golaha wadatashiga Qaranka oo maanta furmaya ?
Post

Maxaa diirada lagu saari doonaa shirka golaha wadatashiga Qaranka oo maanta furmaya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta la filaya in magaalada Muqdisho, uu ka furmo shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirkan oo shir guddoomin doono madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa, arrimaha amniga iyo doorashooyinka dalka....