Pakistan ( Raxanreeb Online) Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan gaartay 10 qof, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal sare oo milatari. Ha yeeshee afhayeenka milatariga Pakistan, Lt Gen Ahmed Sharif Chaudry, waxaa uu sheegay in...
Day: May 7, 2025
Soomaaliya iyo Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho ugu yimid. Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa diirada lagu saaray xiriirka labo geesoodka ah ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo...
MW Xasan Sheekh oo la kulmay Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), ayagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta dadaallada wadajirka ah...