Day: May 29, 2025

Home » Archives for May 29, 2025
RW Xamsa oo ka hadlay geerida ku timid Generaal Morgan
Post

RW Xamsa oo ka hadlay geerida ku timid Generaal Morgan

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Gen Maxamed Xirsi (Morgan), oo shalay ku geeriyooday magaalada Nariobi ee dalka Kenya. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Gen Morgan uu kaalin weyn kasoo qaatay. “Waxaan uga tacsiyeeynayaa qoyska, Qaranka iyo guud ahaan Ciidanka qalab-sida...

RW Yahuuda  oo sheegay in la dilay hoggaamiyihii Xamaas ee Gaza Maxamed Sinwar
Post

RW Yahuuda oo sheegay in la dilay hoggaamiyihii Xamaas ee Gaza Maxamed Sinwar

Falastiin ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in milatarigoodu ay “ka takhaluseen” hoggaamiyihii Xamaas ee Gaza Mohammed Sinwar, oo ka mid ahaa ragga sida weyn loo doondoonayo, isla markaana ay walaalo yihiin hoggaamiyihii geeriyooday ee kooxdaas Yahya Sinwar. Mohammed Sinwar ayaa ahaa bartilmaameedka weerar ballaaran oo Israa’iil ay ka geysatay barxadda...