Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidamo cusub. Dhinaca kale goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in qaraxa lala beegsaday dhalinyaro...
Day: May 18, 2025
Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq
Baqdaad ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kaddib markii uu gaaray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Ciraaq. Kulanka oo ay ka qeybgaleen saraakiil sare oo Ciraaqi ah ayaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka labada dal iyo dardargelinta iskaashiga dhinacyada...
DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan
Hiiraan ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaray gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo howdka labada gobol ee dhaxeeya ee Ceelhareeri iyo Aadan Yabaal. Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid xooggan oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwa. Hoggaamiyaal katirsan ciidanka Macawiisleey,...