Day: May 19, 2025

Home » Archives for May 19, 2025
Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudurka Kansarka halista ah
Post

Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudurka Kansarka halista ah

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden, oo 82 jir ah, ayaa laga helay kansarka qanjirka borostaatada, kaasoo ku faafay lafihiisa, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiskiisa Axaddii. Biden, oo xafiiska ka tagay bishii Janaayo, ayaa xanuunkan laga helay Jimcihii ka dib markii uu arkay dhakhtar toddobaadkii hore isagoo...

Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay magaalada Nariobi
Post

Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay magaalada Nariobi

Nariobi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, oo ku sugan magaalada Nariobi ayaa bilaabay kulamo kala duwan uu la qaadanayo daneeyaasha siyaasadda Soomaaliya. Warar madax banaan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu  xubnaha beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta Soomaalida kala hadli doono xaalada cakiran ee maamulka Jubbaland. Kulamada ayaa intooda badan waxa ay...

DF Somalia oo sheegtay in 70 dagaalame oo Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Hiiraan & Shabeelle Dhexe
Post

DF Somalia oo sheegtay in 70 dagaalame oo Shabaab ah lagu dilay dagaalkii ka dhacay Hiiraan & Shabeelle Dhexe

Hiiraan ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay khasaaraha kooxda Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaalkii 48 saac lee lasoo dhaafay ka dhacay degaanada xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, ayaa hambalyo iyo bogaadin loogu diray ciidamada xoogga dalka iyo Macawiisleyda gobolka Hiiraan, oo jab xooggan gaarsiiyay kooxda Al-shabaab...