Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan, isla markaana Dagaal adag kula jira kooxda Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha hoggaanka ciidamada, isagoo warbixin ka dhageystay xaaladda amni, guulaha laga gaaray...
Day: May 4, 2025
Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka qeyb galay shirka Ururka Baarlamaanka Carabta
Algeirs ( Raxanreeb Online) Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaasha Baarlamaanadda wadamada Carabta, waxaana sanadkan shirka looga hadlay arrimaha guud ahaan wadamada carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin. Guddoomiye Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Soomaaliya shirka ku matalaya ayaa maanta ka jeediyay...
Weerar dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Suudaanta Koonfureed
Suudaan ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan toddobo qof ayaa dhintay kadib markii isbitaal iyo suuq lagu weeraray Suudaanta Koofureed, sida ay sheegtay hay’ad samafalka caafimaadka ka shaqeysa, iyadoo uu sii kordhayo walaaca laga qabo in xaaladdu isu beddesho dagaal sokeeye. Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xudduudda Lahayn ee (MSF) ayaa sheegtay in helikobtar hub sidda ay bam...
Kooxo hubeysan oo labo ruux ku dilay magaalada Garoowe
Garoowe ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dabley hubeysan oo xalay lagu ruux oo shacab ah ku dilay magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa sheegay in labada ruux la toogtay xili ay ku sugnaayeen hotel ku yaalla bartamaha magaalada Garoowe. Sidoo kale dableydii dilka geystay ayaa la sheegay in...
Madaxweynaha Puntland oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho
Garoowe ( Raxanreeb Online) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal diblomaasiyadeed oo lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda DFS iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka. James Swan ayaa gelinkii dambe ee shalay la kulmay Madxaweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, isagoona ku qanciyay in uu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga...
Khasaaro xooggan oo Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay Hiiraan
Hiiraan- Somalia ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya tirade dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab lee ooga dilay dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya Sheekh Abuukar Maxamed, ayaa warbixiyay khasaaraha ka dhashay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen deegaano ku yaalla xadka ay wadaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe....