Day: May 26, 2025

Home » Archives for May 26, 2025
RW Xamsa oo kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta
Post

RW Xamsa oo kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ayaa sheegay in Wasaaraddani ay tusaale u tahay isku tashiga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dib-u-dhiska iyo horumarinta xarumaha dowladda. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa ku bogaadiyey Madaxda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, hoggaaminta wax-ku-ool ka...

Ciidanka Xoogga  oo ku sii dhowaanaya deegaannada Afarta Tuulo
Post

Ciidanka Xoogga oo ku sii dhowaanaya deegaannada Afarta Tuulo

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka dhowr jiho kaga sii dhowaanaya deegaannada lagu magacaabo Afarta Tuulo, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada huwanta ah ayaa hadda wax ka yar 5km u jira degmada Masaajid Cali Gaduud, halka ay sidoo kale ku sii siqayaan deegaannada Ceel Baraf, Miirtaq,...

Xildhibaano ka horyimid mooshin looga jarayo $500 oo mushaarkooda ah
Post

Xildhibaano ka horyimid mooshin looga jarayo $500 oo mushaarkooda ah

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xubno kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka horyimid mooshin la keenay fadhiga Baarlamaanka Sabtidii, kaasi oo ahaa in xildhibaanada mushaarkooda laga jaro $500 bil kasta. Guddoomiyaha ayaa lacagtaasi ku sheegay  in looga talagalay in lagu taageero ciidanka Macawiisleyda Hiiraan oo dagaal adag kula jira kooxa Al-shabaab. Xildhibaan Cabdirashiid Jiley iyo...

Trump oo qaati ka taagan Putin kuna tilmaamay ‘nin waalan’
Post

Trump oo qaati ka taagan Putin kuna tilmaamay ‘nin waalan’

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uusan la dhacsaneyn dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ka dib markii uu duqeyn ballaaran oo dhanka cirka ah ku qaaday Ukraine. Dhaleecayn aan looga baran waayahan ayuu Trump ka dul dhacay Putin, isagoo is weydiiyey waxa baas ee helay. Wuxuuna goor dambe Putin ku...