Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Ra’iisul wasaare ku-xigeenka, hoggaamiyaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hir-shabeelle, Khaatumo iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. “Qoraal kasoo baxay madaxtooyada...
Day: May 6, 2025
Home » Archives for May 6, 2025
Post
May 6, 2025May 6, 2025Warar
Garsoore Cabdulqawi oo kasoo horjeestay go’aan kasoo baxay maxkamadda ICJ
Hague ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa laashay dacwadda Suudaan ee ka dhanka ah Imaaraadka Carabta, iyada oo sheegtey in aysan awood u lahayn. Suudaan ayaa ku eedeysey Imaaraadka in ay xasuuq ka geysatay gudaha dalkaas, iyada oo gacan siinaysa kooxda RSF. Garsooraha Soomaaliyeed, Cabdulqawi Yuusuf ee ka tirsan ICJ ayaa...
Post
May 6, 2025May 6, 2025Warar
Duqeymo maalintii saddexaad oo xirriir ah ka dhacay Suudaan
Suudaan ( Raxanreeb Online) Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port Sudan, taasoo si weyn u carqaladeysay garoonka caalamiga ah ee kaliya ee dalkaasi ka shaqeynaya. Warbaahinta Suudaan ayaa sheegtay in qaraxyo ay dhaceen isla markaana dab uu ka kacay meel u dhow...