Day: May 24, 2025

Home » Archives for May 24, 2025
Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo warqadaha aqoonsiga ka gadoomay safiirka cusub ee UK
Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo warqadaha aqoonsiga ka gadoomay safiirka cusub ee UK

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ayaa ka gadoomay  nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK), Charles King. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Safiirka, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto howsha diblomaasiyadeed ee loo igmaday, carabaabayna rajada uu ka qabo...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha shacabka ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha shacabka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Ugu horeyn Xildhibaan Cabdulqaadir Barako oo ka mid ah Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka ayaa...

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Talyaaniga ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Talyaaniga ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Dacco Coppi, oo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan safaaradda Talyaaniga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iyo horumarinta iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga ee labada dal, iyadoo si gaar ah la isla meel...

Itoobiya oo Somaliland kala hadashay amniga Badda Cas
Post

Itoobiya oo Somaliland kala hadashay amniga Badda Cas

Jabuuti ( Raxareeb Online) Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la kulmay diblumaasiyiinta safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti, inta uu ku sugnaa dalkaasi. Madaxweyne Cirro, ayaa si gaar ah ula kulmay danjire ku-xigeenka safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti Kebede Aber, waxa ayna kawada hadleyn amniga Badda Cas iyo marinada Ganacsiga. Danjire ku-xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay...

weerarka toorreyda loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka
Post

weerarka toorreyda loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka

Jarmalka ( Raxanreeb Online) Dhowr qof ayay dhaawacyo halis ah kasoo gaareen weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay xarunta tareenka ee magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka, sida ay booliisku sheegeen. Booliska Hamburg ayaa sheegay in 18 qof ay ku dhaawacmeen weerarka ka dhacay saldhigga dhexe ee waqooyiga magaalada abbaare 18:00 waqtiga maxalliga ah (16:00...