Day: May 15, 2025

Home » Archives for May 15, 2025
Canshuur la saarayo lacagaha ay qurbo joogta u diraan dalalkooda
Post

Canshuur la saarayo lacagaha ay qurbo joogta u diraan dalalkooda

New York ( Raxanreeb Online) Golaha sharci dejinta ee waddanka Maraykanka ayaa soo gudbiyey cashuur la saarayo lacaga ay qurba joogta waddankaasi u soo diraan dalalka ay ka soo jeedaan. Hindise sharciyeedkan ayaa dhigaya in 5% la saaro lacag kasta oo Maraykanka laga soo dirayo taas oo laga qaadayo qofka diraya. Arrinkan ayaa saamayn ku...

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo ka qeyb galay shir ka dhacay Baqdaad
Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee XFS oo ka qeyb galay shir ka dhacay Baqdaad

Baqdaad ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha Dibada ee Golaha Jaamacadda Carabta, kaas oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, waxuuna gogol xaar u ahaa shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee lagu wado in la qabto 17-ka May. Shirkan...

Muxuu yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagayo dalka Ciraaq ?
Post

Muxuu yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagayo dalka Ciraaq ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay wararka sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, halkaasi uu ka furmi doono shir madaxeedka Jaamacadda Carabta meertadiisa 34-aad. Shirkan ayaa sida uu qorshihiisu yahay waxa uu furmi doonaa 17, May  oo ku aadan maalinta sabtiga, waxaana la filaya...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq

Baqdaad ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baqdaad, ee caasimadda dalka Ciraaq. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo howlaha muhiimka ah ee ay safaaraddu u hayso Qaranka Soomaaliyeed. Wasiirka waxaa xarunta safaaradda si diirran...

Soomaaliya oo war kasoo saartay cunaqabateynta Mareykanka ka qaaday Suuriya
Post

Soomaaliya oo war kasoo saartay cunaqabateynta Mareykanka ka qaaday Suuriya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in go’aankan uu qeyb muhiim ka ah ka qaadanayo dib u heshiinta iyo xaalada gobolka Bariga Dhexe. Sidoo kale Bayaan ayaa loogu baaqay dalalka Carabta...