Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dowladda Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, iyo wafdi uu hoggaaminayo. Intii uu socday kulanka labada dhinac waxa ay ka wadda hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya...
Day: May 8, 2025
Home » Archives for May 8, 2025
Post
May 8, 2025May 8, 2025Warar
Faransiiska oo ka hadlay diyaaradii ay soo riday Pakistan
Paris ( Raxanreeb Online) Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dalka Faransiiska, ayaa Warbaahinta CNN u xaqiijiyey in dawladda Pakistan soo riday diyaarad ka mid ah diyaaraddaha aadka u qaaliga ah ee Rafale oo uu Faransiisku soo saaro ka dib dagaalkii dhex maray Hindiya iyo Pakistan. Diyaaraddan oo midkiiba qiimeheedu joogo 288 Milyan oo Dollar oo Faransiisku...
Post
May 8, 2025May 8, 2025Warar
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada Xagardheer
Dhabaab ( Raxanreeb Online) Qarax xooggan ayaa saaka ka dhacay inta u dhexeysa xerada xagardheer iyo magaalada Dhadhaab kaas oo lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamada booliska Kenya ee degmada Dhadhaab. Qaar ka mid ah dadka qaxootiga ayaa sheegay in jugta qaraxa laga maqlay xeryaha qaxootiga iyo qeybo kale oo ka tirsan deegaanka Dhadhaab. Qaraxan...