Day: May 1, 2025

Home » Archives for May 1, 2025
Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka
Post

Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa uu ka mamnuucay fadhiyada golaha shacabka. Qoraalka kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha, ayaa lagu sheegay in sababo amni darteed mas’uuliyiinta, waxaana guddiga xeer-hoosaadka golaha shacabka uu ka codsaday in ay ka soo talo...

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Post

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku amaanay shaqaalaha Soomaaliyeed dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ee ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca Qaranka. “Waxaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka
Post

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa lagu sheegay in 20 xildhibaanka looga mamnuucay kulamada Baarlamaanka sababo la xiriirta amni darro darteed. Guddoomiyaha ayaa...

Furitaanka shirka golaha wadatashiga oo dib u dhac ku yimid
Post

Furitaanka shirka golaha wadatashiga oo dib u dhac ku yimid

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta Isniinta. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay madaxda Soomaaliya ee dib u dhaca keenay hase yeeshee sida warbaahinta Muqdisho sheegeen waxyaabaha dib u dhaca keenay...