Day: May 9, 2025

Home » Archives for May 9, 2025
Mareykanka oo kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay shirkii wadatashiga qaranka
Post

Mareykanka oo kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay shirkii wadatashiga qaranka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dawladda Mareykanka, gaar ahaana Wasaaradda arrimaha dibada qeybteeda qaabilsan Afrika ayaa si xoogan u durtay dhammaan go’aanadii Madaxda Dowladda Federaalka iyo  Dawlad gobaleedyada qaarkood ka soo saareen shirkii Muqdisho. Dawladda Mareykanka ayaa u sheegtay Villa Somalia in loo baahan yahay in go’aanada la xariira arrimaha Faderaalka (Maamulada) iyo doorashooyinka ay tahay...