Day: May 27, 2025

Home » Archives for May 27, 2025
Ruushka oo Trump ku tilmaamay in uu iska ‘qiirooday’ kaddib markii uu ‘waalli’ ku sheegay Putin
Post

Ruushka oo Trump ku tilmaamay in uu iska ‘qiirooday’ kaddib markii uu ‘waalli’ ku sheegay Putin

Ruushka ( Raxanreeb Online) Sanadkii hore, Donald Trump wuxuu ballan qaaday inuu dagaalka Ukraine ku joojin doono “24 saacadood” gudahood. Usbuucii tegay, wuxuu sheegay in arrintaasi aysan xallismi doonin ilaa isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay si fool-ka-fool ah isu arkaan oo ay si wadajir ah uga wadahadlaan. Isniintii, mowqifkaasi wuu isbeddelay. Kadib markii...

Ciyaartooy caan ah oo maanta ku soo wajahan Muqdisho
Post

Ciyaartooy caan ah oo maanta ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, ay soo garaan  wefid heer sare ah oo ka socda xiriirka kubadda cagta Adduunka, Afrika ee FIFA iyo CAF. Wefdigan waxaa qeyb ka ah ciyaartooy caan ka ah caalamka, kuwaasi oo kala ah Samuel Eto’o, Emmanuel  Adebayor  iyo Jay-Jay Akocha, wefdigan ayaa la sheegay...