Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barnaamijkani uu yahay mid horumarineed oo ku saleysan qorshaha...
Day: May 14, 2025
Taliska Booliska Kismaayo oo gacanta ku dhigay mukhalas gabdho tahriibinayay
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane mukhalas ahaa iyo afar Dumar ah oo uu doonayay inuu ka tahriibiyo magaalada Kismaayo, si ay u gaaraan dalalka Yurub. Saraakiisha Booliska waxa ay sheegeen in marka uu dhammaado baaritaanka eedeysanaha uu wajihi doono caddaaladda, si maxkamadda awoodda u...
Madaxdii hore ee dalka oo Eedeeyn kulul u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qaar kamid ah madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan waalac ay ka qabaan xaalada cakiran ee siyaasadaada dalka. War-saxaafadeedka ayey ku shegeen in ay dhimatay madashii golaha wadatashiga Qaranka, isla markaana madaxweyne Xasan Sheekh uu gabay doorkiisi ku aadanaa...
Hogaamiyaha Suuriya iyo Donald Trump oo kulmay
Riyaad ( Raxanreeb Online) Waxaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ku kulmay hogaamiyaha Suuriya, Axmed al-Sharaa iyo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, sida laga soo xigtay warar ka soo baxaya magaalada caasimadda ah ee Riyadh. Hogaamiyeyaasha labadann dal ayaa kulankoodi ugu dambeeyay yeeshay sanadkii 2000. Trump waxaa uu sheegay inuu kulankani ahaan doono “salaan un” Kulankani...
Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo si rasmi ah ugu qabsoomay Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka mid ah Xubnaha Rasmiga ee Urur Siyaasadeedka JSP, ayaa lagu ansixiyay Dastuurka iyo Xeerhoosaadyada Ururka iyada oo sidoo kale la doortay Xubnaha Guddiga Fulinta iyo Guddoomiyaha ahna Musharraxa Ururka. Shirweynaha waxaa ka...