Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku amaanay shaqaalaha Soomaaliyeed dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ee ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca Qaranka. “Waxaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...
Month: May 2025
Home » Archives for May 2025 » Page 11
Post
May 1, 2025May 1, 2025Warar
20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa lagu sheegay in 20 xildhibaanka looga mamnuucay kulamada Baarlamaanka sababo la xiriirta amni darro darteed. Guddoomiyaha ayaa...
Post
May 1, 2025May 1, 2025Warar
Furitaanka shirka golaha wadatashiga oo dib u dhac ku yimid
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta Isniinta. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay madaxda Soomaaliya ee dib u dhaca keenay hase yeeshee sida warbaahinta Muqdisho sheegeen waxyaabaha dib u dhaca keenay...


