Day: September 24, 2026

Home » Archives for September 24, 2026
Puntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya
Post

Puntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya

Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay qoraal ay kaga hadashay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland, oo ku qornaa luuqada Ingiriiska ayaa ku baaqday in la qabto wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay, kaas oo ay ka qayb galaan dhinacyada kala duwan...

Wada-hadaladii mucaaradka iyo dowladda ee doorashooyinka oo fashilmay
Post

Wada-hadaladii mucaaradka iyo dowladda ee doorashooyinka oo fashilmay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku wargeliyay in dadaallo wada-hadal oo looga gol lahaa in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya la isku soo dhoweeyo aysan weli horseedin heshiis laga gaaro qaabka doorashada dalka. Golaha ayaa sheegay in dadaalladaas ay qayb ka ahaayeen dowladda Turkiga iyo dalalka ku bahoobay Quad,...

Madaxweynaha Iran oo si cad Trump ugu sheegay in waligood aysan Jilbaha u dhigi doonin
Post

Madaxweynaha Iran oo si cad Trump ugu sheegay in waligood aysan Jilbaha u dhigi doonin

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in Iran aysan marnaba “u jilba-dhigi doonin” cadowgeeda ka dib ku dhawaad toddoba bilood oo dagaal ah oo ay kula jirtay Mareykanka iyo Israa’iil, balse ay diyaar u tahay xal diblomaasiyadeed oo lagu soo afjarayo khilaafka. Isagoo ka jawaabayey hanjabaadda Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la filayo inuu Khudbad ka jeediyo Shirka Qaramada Midoobay
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la filayo inuu Khudbad ka jeediyo Shirka Qaramada Midoobay

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filayaa inuu khudbad ka jeediyo fadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Khudbadda Madaxweynaha ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro xaaladda Soomaaliya, horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dowlad-dhiska, iyo sidoo kale dadaallada dowladda ee xoojinta hay’adaha...