magaalada Bakadweyne kaddib markii taliska Booliska Magaalada uu kusoo rogay bandow la xiriira amniga oo soconaya muddo 24 saacadood ah, kaas oo looga jawaabayo weeraradii qaraxyada ahaa is xig xigay ee ka dhacay Magaaladaasi ayaa waxaa ka dhaqan galay bandow lagu soo rogay
Month: October 2022
Maxkamadda sare ee Mareykanka oo dhageysaneysa dacwad ka dhan ah Facebook Google Twitter
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay dhagaysan doonto labo dacwad oo ka dhan ah Shirkadaha Google, Facebook & Twitter kaddib markii lagu eedeeyay in ay qayb ku yeesheen weeraro ah waxa ay reer galbeedka ugu yeeraan “Argagixiso”
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay Beledwayne
Dadka ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Wasiirkii Caafimaadka Hirshabeelle Sakariye Hure iyo Gudoomiye kuxigeenkii ..
DEG- DEG :Qaraxii seddaxaad ayaa ka dhacay magaalada Beledwayne
Wararka RBC uu ka helayo magaalada Belewayne ayaa sheegaya in haatan rasaas xoog leh
Khasaaraha ka dhashay qaraxyada Beledwayne oo kordhay.
Sida laga soo xigtay dad goobjoog ah labo baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu weerarray
XOG : Xoghayihii Golaha shacabka oo is- casilay & sababta keentay.
Warar hoose ayaa sheegaya in buux lagu heystay dhaqaala badan oo uu lunsaday..
FAAHFAAHIN : Masuuliyiin la sheegay in ay ku dhinteen qaraxyada Beledwayne
Gudoomiye kuxigeenka Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullaahi Maadeey Iyo wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle ayaa
MUQDISHO : Guryo ay deganayeen Al- Shabaab oo gudaha loo galay .
Degmooyinka Yaqshiid, Huriwaa iyo Hodan ayaa ciidanka Hay'adda Nabad sugida ..
DEG -DEG : Qaraxyo ka dhacay magaalada Beledwayne ee Hiiraan
Weriyayaal ku sugan Beledwayne ayaa goor dhow RBC u sheegay in laba qarax ay ka kala dhaceen gudaha..
Shaki – ku gadaaman duqeynta lagu dilay wiil uu dhalay Xasan Daahir
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa mar ka mid ahaa raga ugu saameynta badan Al-Shabaab waxaana uu hadda u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya