Day: December 22, 2022

Post

Ciidanka Dowladda oo kaabiga ku haya Degmadda Runirgood

Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidanka Gorgor & Danab, Xooga dalka & dadka deeggaanka aya u ruqaansaday Degmadda Runirgood oo hadda kaabiga ku hayaan. Saraakiisha howgalka hogaamineysa waxay sheegeen in runirgood kadib ciidamadda ku wajahan yihiin masagawaay halkaas oo in muddo ah ay maamulayaan kooxda Al- Shabaab. Dhawr jeer saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay...

Post

Qaraxyo ka dhacay degmada Mahadaay ee Sh. Dhexe.

Mahaday ( Raxanreeb )  Wararka ka imaanaya degmada Mahaday ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaaya in qarax uu  ka dhacay wadada u dhexeysa garoonka diyaaradaha iyo magaalada Jowhar . Qaraxa ayaa ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ah waxa uuna qabsaday Gaari Cabdibile ah oo ka mid ahaa kolonyo raashin Gargaar ah u siday Degmada...