Day: December 27, 2022

Home » Archives for December 27, 2022
Post

Ciidanka Dowladda oo Isgoyska Tarbuunka ku toogtay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamo Booliska Soomaaliya ka tirsan ayaa isgoyska Tarbuunka goordhaweyd ku dilay AUN Mustafa Adan Diriye (Galgaley) oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Dilka ayaa yimid kadib markii ciidamada booliska ay rasaas ku fureen gaari uu watay marxuumka oo ay ka shakiyeen xiligaas oo marayay Isgoyska Tarbuunka. Dad la saarna marxuumka ayaa...

Post

DFS oo hakisay maalinta berri ah duulimaadyada shacabka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa hakisay maalinta berri ah duulimaadyadi shacabka ee garoonka Aaden Cadde sababo la xiriira wufuud ka kala socda Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo dalka imaanaya. Madaxda imaaneysa waxaa ugu sarreeya madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, halka la filayo Kenya inuu ka yimaado wasiirka Difaaca Kenya Aaden Barre Ducaale,...

Post

DEG-DEG : ilaa 4 Hoobiye oo ku dhacay meel u dhaw Villa Somalia.

Muqdisho ( Raxanreeb ) dhawr hoobiye ayaa lagu soo waramayaa in caawa ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho. Ilaa iyo 5 Hoobiye ayaa ku soo dhacay agagaarka Madaxtooyada halka mid kamid ah uu kusoo  dhacay degmada Xamar weyne . Waxyeelada lama oga , mana jirto wax war ah oo ka soo baxay...

Ilhaan Omar ma waxay dhex-dhexaadinaysaa Dowladda Federaalka & Puntland ?
Post

Ilhaan Omar ma waxay dhex-dhexaadinaysaa Dowladda Federaalka & Puntland ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada dalka Maraykanka ayaa socdaal siyaabo kala duwan loo tarjumay ku kala bixinaysa Muqdisho iyo Garoowe. Gabadhan ayaa deegaannada Puntland waxa ay kulamo kula soo qaadatay ismida maamulkaas oo inta badan marka fagaarayaasha la joogo ay kala hadashay geeddi socodka dowladnimo ee maamulka Puntland. Hase...

Gaari weyn oo ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha iyo Khasaaro badan oo ka dhashay.
Post

Gaari weyn oo ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha iyo Khasaaro badan oo ka dhashay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah aya ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan wadada Jid Mareexaan , waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan. Inta la xaqiijiyay hal gabar ayaa shilkaasi ku geeriyootay halka ay ku dhaawacmeen dad ka badan toban qof, dadka dhaawacan ayaa qaarkood qaba dhaawacyo culus. Allaha...

Post

Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo gaaray Mekelle

Waxaa caasimadda gobolka Tigray ee Maqalle ka dagay Wafdi ka socday dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya Tagese Chafo, iyadoo halkaa ay wafdiga ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiinta u sarreysa TPLF, ee gacanta ku haya maamulka gobolka Tigray.