Day: December 17, 2022

Home » Archives for December 17, 2022
Post

Aadan Madoobe & Laftagareen oo laga diiday go’ aankii ay ka soo saareen dib-u-heshiisiinta KGS.

Muqdisho (Raxanreeb ) Midowga Murashaxiinta madaxtinimada Koonfur Galbeed ayaa qaadacay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Aadan Madoobe iyo Madaxwayne Laftagareen ku dhaxmaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxa ay ku tilmaameen “go’aano dib u dhigi kara dib-u-heshiisiinta la filayay kahor dhamaadka muddo xileedka Hogaanka maamulka Cabdicasiis Laftagareen. Waxa ay  ku eedeeyeen musharraxiinta Madaxwayne Cabdicasiis laftagareen afduubka ...

Post

Hoobiyaal lagu gaaracay degmooyin ka mid ah Muqdisho+ khasaaraha.

Muqdisho ( Raxanreeb ) dhawr hoobiyaal ah ayaa caawa waxa ay lagu garaacay xafaado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ilo xog- ogaal ah ayaa RBC u sheegay in hoobiyaasha qaar ay ku dhaceen agagaarka Warshada caanaha ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale dad ku sugam Tarbuunka aya RBC u sheegay in halkaas dhawr xabo ay ku...

Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.
Post

Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.

Nairobi ( Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Sabti ah waxaa kulan garab istaag ah isugu yimid dhallinyaro iyo suxufiyiin ka howlgala warbaahinta dalka Kenya. Suxufiyiintan ayaa kulankooda waxa ay ku cambaareeyeen xarigga xoghayaha SJS Cabdalla Muumin ee daba ay ka riixayso wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya si gaar ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas...

Cabdirashiid Janan oo gaaray Gedo
Post

Cabdirashiid Janan oo gaaray Gedo

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala dagaallamo Al-Shabaab, lana abaabulo shacabka.