Beledwayne ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aan la ogolaan doonin in isbaaro la dhigto deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan. Guddoomiye Cali Jayte oo la hadlayay ciidamo ka mid dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono qofkasta oo loo arko in isbaaro dhiganaysa. Gudoomiye Cali Jeyte “Isbaaro...
Day: December 13, 2022
Ra’isulwasaare Xamsa Barre oo maamulka gobolka Banaadir kala shiray amniga Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho la qaatay maamulka cusub ee Gobolka Banaadir oo uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale).
Sida go’ doonka looga saari lahaa degmada Xudur oo laga shiray.
Xudur ( Raxanreeb ) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Golaha odayaasha dhaqanka ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiyaha warbixin ka siiyay xaalada deegaanka oo ay dhaqanku sheegeen inay aad u cakiran...
Dowladda Qatar oo ballan qaaday inay xoojineyso xiriirka Soomaaliya
Munaasabad lagu maamuusayay “Maalinta Qarannimada Qatar” oo ka dhacday Magaalada Muqdisho kana qaybgaleen Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka & madax kale oo dalkaas ka socotay ayaa lagu soo bandhigay xiriirka ay wadaagaan Dooxa & Muqdisho.
Midawga Yurub oo qorshaynaya inay taageero milltari u fidiyaan Ukraine
Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa ka fekeraya cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah Ruushka iyo weliba inay ansixiyaan lacago dheeri ah, oo dalka Ukraine lagaga taageero dhinaca hawlaha milateriga.
ATMIS oo hadda uun ku – baraarugtay inay ku biirto kacdoonka ka dhanka ah Al- Shabaab.
Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS war uu soo saaray ayuu ku sheegay in ciidanka markaan ay u jihaysan doonaan howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ay iska kaashanayaan ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxaha kacdoonka. Waxaa uu sheegay howlgalka ATMIS in ay ka go’an tahay in ay jabiyaan kooxda Al- Shabaab oo muddo...
RFK HUMAN RIGHTS AND OTHER LEADING INTERNATIONAL ORGANIZATIONS CALL ON SOMALI GOVERNMENT OFFICIALS TO DROP CHARGES AGAINST ABDALLE AHMED MUMIN
Robert F. Kennedy Human Rights joins six other international organizations in a letter to Somali government officials calling for all charges against journalist, press freedom advocate, and Secretary General of Somali Journalists Syndicate (SJS), Abdalle Ahmed Mumin, to be dropped. The letter details the arbitrary arrests, detention, and persecution that Mr. Mumin has faced in recent...
Xasan Sheekh oo su’aallo adag laga waydiin doono xarigga Abdalle Muumin
WASHINGTON (Raxanreeb ) Madaxweyne Hassan Sheekh Mohamuud ayaa galabta [waqtiga Geeska Afrika] gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasoo berito uu ka furmi doono shirka dowladda Mareykanka iyo madaxda Afrikaanka oo socon doona saddex maalmood. Shirka waxaa ku sugan kooxaha xuquuqda aadanaha oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo su’aalo adag ka weydiin...
WARBIXIN : Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Xudur & Khilaafka Doorashada KGS
Xudur (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa safar ku tagay Xudur , marka laga soo tago socdaalkaas oo daaran xaaladda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed hadana waxaa jira culays u baahan in laga dejiyo dadka deegaanada maamulkaas ku nool. Siyaasadda Koonfur Galbeed oo ah mid hubinti la’aan ay ka jirto ayaa hadana waxaa soo...
Khilaaf miyaa ka jira Guddiga Dhismaha Ciidanka Gobolka Hiiraan ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa isaga baxay Guddi u jeedkiisu ahaa dhismaha ciidanka Qalabka sida kuwaas oo ka qayb- qaata wax ka qabashada xaaladaha ka jira Hiiraan. Guddoomiye Cali Jayte oo wax badan ka soo muuqday goobaha dagaalka ee Hiiraan ayaa sheegay in sababta uga baxay Guddigan ay tahay sida uu yiri ,...