Day: December 26, 2022

Home » Archives for December 26, 2022
Post

Puntland ” Waa la xalinayaa tabashooyinka ay qabaan ururrada siyaasadda “

Garoowe ( Raxanreeb ) Madaxwayne Deni oo shaaciyay fulinta 11 qodob oo ay saluuugsanayeen urur siyaasadeedyada Puntland. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxwayne Saciid Deni  ayaa  lagu sheegay in dhammaan la xallin doono cabashooyinka ka yimid soohdimaha degmooyinka ka hor inta aan la bilaabin diiwan-gelinta cod-bixiyaasha . Waxa sidoo kale lagu xusay warkan in qa...

Post

DABAGAL : Askar Dowlada ka wada- tiran oo isku dilay Degmada Hodan ee Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) laba askari ayaa ku geeriyooday seddax kalana waa ay ku dhaawacmeen iska hor – imaad magaalada Muqdisho caawa ku dhaxmaray ciidan ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa la xaqiijiyay in dagaalkan uu dhaxmaray ciidan boolis ah iyo kuwa Millatari ah waxaana dagaalka uu ka dhacay xaafadaha Jaamacadaha degmada Hodan ee...

Post

Ilhan Cumar oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa galinka Dambe ee Maanta si diiraan loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyada oo soo dhaweyn loogu sameeyay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Laascanood : Toogasho lagu dilay mid ka mid haldoorka gobolka Sool.
Post

Laascanood : Toogasho lagu dilay mid ka mid haldoorka gobolka Sool.

Laascanood ( Raxanreeb ) Dabley hubaysan ayaa hadda Laascanood ku toogatay Aqoonyahan Hadraawi Sangub oo kamid ahaa haldoorka gobolka Sool. Ciidanka amniga maamulka magaalada Laasacanood ayaa lagu soo waramayaa in maydka ay qaadeen goobta lagu dilay. Ilaa iyo hadda lama oga cida ka danbeysa dilka aqoonyahanka iyo waxa salka ku – haysa toogashada. Warbaahinta gudaha...

DEG -DEG : Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Post

DEG -DEG : Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka naga soo garaya garoonka Adan Cadde ayaa tilmamaay in diyaarada Ethiopian airways ay shil ku gashay gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada muqdisho. wararku waxa ay sheegayaan in Shilkan uu yimid kadib markii mid ka mid ah garbaha diyaarada uu waxyeello soo gaaray xilli ay dooneysay in ay ka duusho Garoonka Aadan...

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay.
Post

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan waxa uu si rasmi ah ugu furmay Madaxtooyada, waxaana ka qeyb galaya Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Ajandaha shirkan oo horay loo sii shaaciyay ayaa ka mid ah dhameystirka dhismaha Garsoor Federaal...