Day: December 19, 2022

Home » Archives for December 19, 2022
Post

MD Xasan”Ciidamada Eritrea jira Bishaan inta aysan dhamaan dalka ayay imaanayaan”

Minnesota ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ciidanka ku sugan dalka Eritrea dalka loogu soo celin doono si deg deg ah. Madaxwaynaha waxa uu tilmaamay in ay socdaan diyaargarow ku saabsan sidii ciidankaas ay u imaan lahayeen dalka ka hor inta aysan dhamaan bishan December ee sanadkan. ” Ciidankaas waa diyaar cutubka...

Post

ALERT: Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ka digeysaa falalka hanjabaadda iyo beegsiga ee lagu hayo hawl-wadeennada

Muqdisho ( Raxanreeb ) ALERT: Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ka digeysaa falalka hanjabaadda iyo beegsiga ee lagu hayo hawl-wadeennada SJS kuwaasi oo hanjabaado toos ah ay uga imaanayaan qaar ka mid ah saraakiisha NISA ee ku xiran Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud.  Mahad Carab Dhiblaawe oo ka tirsan ciidanka NISA ee garoonka...

Post

WARBIXIN : Muddo xileedka Laftagreen oo maanta ku eg & Hanjabaadaha siyaasiinta KGS.

Baydhabo ( Raxanreeb ) Maanta oo Taariiqdu ay tahay 19- ka December waxaa ku eg muddo xileedka dastuuriga ah ee xil haynta Madaxwayne Cabdicasiis Laftagareen , inkastoo maamulka hadda jira uu ku doodayo in la is waafajiyay xil- haynta Barlamaanka maamulkaas iyo tan madaxwaynaha. Magaalada Baydhabo maanta waxaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto...

Post

Saciid Deni & Ururrada Siyaasadda Puntland oo Qoorta isugu jira.

Garoowe ( Raxanreeb ) Puntland ururrada siyaasadda ee ka dhisan ayaa sheegay in madaxwaynaha maamulkaas uu doonayo inuu kala jabiyo ururrada siyaasadda si bay yirahdaan u gaaro dano isaga u gaar ah. War-saxaafadeed ka soo baxay urur siyaasadeedyada qaar ee ka dhisan Puntland  ayaa lagu sheegay in xukuumadda Puntland fara gelin ku hayso ururrada islamarkaana...