Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa bilowday maanta dhegeysiga kiiska Xoghayaha Guud Ururka Suxufiiyiinta SJS Abdalle Ahmed Mumin oo markii ugu horreysay 11 October 2022 lagu xiray magaalada Muqdisho xilli uu safar u ahaa dalka dibadiisa.
Maxkamadda ayaa dhageysanaysa maanta eedda Wariyahan oo ay kamid tahay inuu jabiyay awaamiir ay dowladda Soomaaliya kasoo saartay saxaafadda.
Leave a Reply