Day: January 27, 2023

Lloyd Austin ” Waan dilnay hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya “
Post

Lloyd Austin ” Waan dilnay hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya “

Washington ( Raxanreeb ) Dawladda Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay weerar qorshaysan lagu dilay hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in  ka dib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaan ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya lagu qaarajiyay hoggaamiyahaas. Waxaa...