Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay ku casuunto madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Riyadh martigelineyso bisha May, sida ay sheegeen ilo la socda qorshaha boqortooyada, iyada oo tallaabadaasi si rasmi ah u soo afjari doonto go'doominta gobolka ee Suuriya.